WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Soomaaliya iyo UK oo ka wada-hadlay ixtiraamka midnimada labada dal

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Afrika...

Sawirro: Isku socodka Hobyo iyo Gaalkacyo oo hakad galay + Sababta

GAALKACYO (SMN) - Burbur xooggan ayaa gaaray Waddada isku xirta Gaalkcyo iyo Hobyo, gaar ahaan deegaanka Saqiiro oo qiyaastii Hobyo kaga beegan 15 km...

Mahdi Guuleed oo raalli-gelin buuxda siiyey Ra’iisul wasaare Rooble

MUQDISHO (SMN) - Raโ€™iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo la hadlay warbaahinta ayaa si adag uga fal-celiyey hadallo kul-kulul oo...

Askar Ugandhees ah oo ciidanka looga saarey weerarkii Buula-Mareer

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday in ciidanka ka saartay Labo askari ooย lagu eedeeyay inay dayacayaad iyo fulaynimo sameeyeen xili Al-Shabaab weerar...

Xildhibaano cusub oo lagu doortay magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa maanta dib uga bilaabatay doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka, gaar ahaan xubnaha gobollada waqooyi. Khadra Maxamuud Raage...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulanka guddiga joogtada + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliso Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha...

Muxuu taliye Odawaa ka yiri ciidamada la geeyey gudaha magaalada Beledweyne?

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegey in ciidamada maalin hor la geeyey Beledweyne ay yihiin kuwo...

DF oo loogu baaqay inay dhaqangeliso go’aanka ay kasoo saartay 1XBET

MUQDISHO (SMN) - Nuur Sheekh Cismaan Cabdullaahi oo ah falanqeeye ku xeeldheer arrimaha sharciga ayaa soo dhaweeyay tallaabada ay dowladda Soomaaliya ku xirtay aaladda...

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen oo magacaabay wasiiro cusub

BAYDHABO(SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa magacaabay saddex wasiir oo ka mid noqonaya golaha wasiirada...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kulan la qaatay sarkaal ka socday Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Xafiiskiisa Kulan kula qaatay Uqeybsanaha Arimaha Ciidanka ee Dowlada Turkiga u...

WARAR KALE