Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maxkamadda Ciidamada oo maanta la horgeeyay xubno ka tirsan Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda ciidmada Qalabka sida ayaa u fariisatay dhageysiga kiiska xubna ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas lagu soo eedeeyay qaraxyo ka dhacay gudaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir caalami ah uga qayb-galayo London

LONDON (SMN) - Magaalada London ee dalka Ingiriiska waxaa gordhow ka furmaya shir caalami ah oo ay ka qayb galayaan madax badan oo dunida...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay safiirka dalka Kenya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah u sameeyay safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya, Maj Gen...

Kulan looga tashanayo geedi socodka doorayooyinka oo la furmay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Magaalada muqdisho maanta waxaa ka furmay kulan looga tashanayo geedi socodka iyo hanaanka doorayooyinka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya kaas oo daba socda...

Madaxweyne Laftagareen oo gaaray degmada Diinsoor + Sawirro

DIINSOOR (SMN) -Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagaree, wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo qaar ka mid ah...

Sawirro: Golaha Wasiirada oo xalay yeeshay shir deg-deg ah + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa lagu meelmariyey hindise sharciyeedka Dad-dhigista iyo tirakoobka xaaladaha...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay shirka amniga qaranka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga Qaran ayaa...

Laftagareen oo qaabilay guddiga ka socday DF iyo dowlad goboleedyada

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabilay Gudiga Arimaha Gudaha Dib-Uheshiisinta Arimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha Xubnaha ka...

Maxkamadda Ciidamada oo u fariisatay dhageysiga rag loo haysto Shabaabnimo

MUQDISHO (SMN) - Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa markale u fariisatay garmaqalka 10-ruux oo ku eedeeysan kamid noqoshada Al-shabaab.   10-kan ayaa safar u ahaa buuraha...

Saddex gabdhood oo ku dhintay xeebta magaalada Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Jimcihii shalay xeebta Liido ee Kismaayo ay ka dhacday dhacdo xanuun...

WARAR KALE

Agaasimaha NISA oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada

Dhuusamareeb - Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa caawa kulamo kala duwan la yeeshay...

Somali parliament speaker arrives in Arusha for regional, global parliamentary meetings

ARUSHA, Tanzania — Somali Ambassador to Tanzania Ilyaas Ali Hassan has welcomed Speaker of the Federal Parliament's House of the People Abdulkadir Mohamed Nur “Jaamac”...

Baidoa talks focus on political reconciliation and stability in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Aadan Mohamed Nur Madobe has met former Somali parliament speaker Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman in Baidoa as...