Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Axmed Madoobe oo la kulmay Hay’adaha Samafalka ee ka howlgala Jubbaland

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay madaxda hay’adaha gargaarka ee ka howlgala deegaannada...

Beesha Caalamka oo war kasoo saartay xiisadda ka taagan Puntland

MUQDISHO (SMN) - Xubnaha Beesha Caalamka ee jooga Soomaaliya ayaa si wadajir warsaxaafadeed uga soo saaray xaaladda cakiran ee ka taagan maamulka Puntland.   Qoraalka ayaa...

Maxkamada Racfaanka oo u fariisanaysa dacwadda mas’uuliyiin loo haysto Musuq

MUQDISHO (SMN) - Maxkamada Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa saakay dhageysiga 2aad ka yeelaneysa dacwad Musuq-maasuq ah oo loo heysto saraakiil ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda...

Ciidamada Xasilinta oo howlgal ka sameeyay duleedka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Xasilinta ayaa maalmihii u dambeeyay xoojiyay howlgallada lagu sugayo amniga oo ay ka...

Dowladda Soomaaliya oo baaq culus u dirtay Beesha Caalamka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa sheegay in doomihii ay u direen gobolka Gedo...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo khudbad ka jeediyay shirka London

LONDON (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada London kaga qeyb galay shirweynaha cunno yarida oo looga hadlayay sidii...

UK oo shaacisay $100 miliyan oo lagu hormarinayo kaabayaasha dhaqaalaha Somalia

LONDON (SMN)  - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Mudane Rishi Sunak ayaa soo bandhigay sida...

Ra’iisul wasaare Xamza oo kulamo ka wada gobolka Gedo + Sawirro

DOOLOW (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, maamulka...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda siyaasadeed ee Maamulka Puntland

GAROOWE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in maanta xaalad deganaasho ah oo aan caga badan ku taagneyn laga dareemayo magaalada...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo booqasho ku tegay gobolka Gedo + Sawirro

DOOLOW (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda Bani’aadanimo ee ka dhalatay...

WARAR KALE

Agaasimaha NISA oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada

Dhuusamareeb - Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa caawa kulamo kala duwan la yeeshay...

Somali parliament speaker arrives in Arusha for regional, global parliamentary meetings

ARUSHA, Tanzania — Somali Ambassador to Tanzania Ilyaas Ali Hassan has welcomed Speaker of the Federal Parliament's House of the People Abdulkadir Mohamed Nur “Jaamac”...

Baidoa talks focus on political reconciliation and stability in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Aadan Mohamed Nur Madobe has met former Somali parliament speaker Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman in Baidoa as...