Faahfaahino kasoo baxaya dab xoogan oo xalay ka kacay degmada Xamarweyne
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dab xoogan oo xalay ka dhacay suuqa degmada Xamarweyne, gaar ahaan qeybta...
R/W Xamza oo booqday ciidamada Xasilinta ee ku sugan xerada Hiil-weyne
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer dhiirigelin ah ugu tagey ciidanka xasillinta caasimadda ee millatariga...
Dowladda Soomaaliya oo shixnad mucaawino ah gaarsiisay Baydhabo
BAYDHABO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SODMA ayaa maanta oo Jimco ah markii Sadaxaad waxa ay diyaarad sidday shixnad mucaawino ah...
Nin Soomaali ah oo xaaskiisa ku dhex dilay hoteel ku yaalla dalka Turkiga
ISTANBUL (SMN) - Dhacdo naxdin leh ayaa ka dhacday hoteel ku yaala magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kadib markii nin Soomaali ah uu gudaha...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka kulanka uu guddoomiyay Wasiirka Maaliyadda XFS?
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir gudoomiyay kulanka Guddiga Qaran ee Kahortaga Lacag-dhaqista iyo Maalgelinta...
Sawirro: Madaxweyne Cali Guudlaawe oo kulan la yeeshay waxgaradka Mahadaay
MAHADAAY (SMN) - Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay Maamulka, Waxgaradka iyo Odayaasha Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Kulanka...
Sawirro: Maxay ka wada-hadaleen Taliyaha Xoogga iyo Madaxa UNMAS?
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay Justin Smith, Madaxa Xafiiska UNMAS.
Sarreeye Gaas...
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir looga hadlay amniga & howlgallada socda
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Saraakiisha iyo...
Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulanka guddiga joogtada + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliso Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha...
Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay degmada Baardheere + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo wali wada gurmadka loo sameenaayo shacabka Soomaaliyeed ee iskugu darsoomeen daadadka El-Niño iyo...















