WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Degmada Afgooye oo xalay u gudubtay wareega labaad ee tartanka Shabelle

MUQDISHO (SMN) - Tartan aqooneedka faca weyn ee Shabelle oo xalay si rasmi ah loo daah-furay ayaa waxaa ku tartamay degmooyinka Howlwadaag iyo Afgooye...

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 36 qodob

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Khamiis, 22 February, 2024 1. Golaha Wasiirrada iyo Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ansixiyay heshiiska taariikhiga ah ee difaaca iyo dhaqaalaha...

Ciidamada ammaanka Wanlaweyn oo toogtay nin isku dayay inuu dilo aabihiis

WANLAWEYN (SMN) - Ciidamada ammaanka ee degmada Wanalweyne oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta toogtay nin hubeysan oo la sheegay inuu horay...

Cali Xarbi Cali oo shaaciyey sababta uu u dilay xildhibaan David Amess

LODON (SMN) - Nin asal ahaan Soomaali ah, isla-markaana loo haysto dilka xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka dalka UK, Sir David Amess, ayaa ka hadlay...

Ra’iisul wasaare Xamza oo furay shirweyne muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay shirwaynaha dacwada Salafiga Soomaaliyeed,isagoo sheegay in culimadu doorwayn ku...

Beesha caalamka oo war cusub soo saartay, kadib dhaarinta xildhibaanada

MUQDISHO (SMN) - Qoraal si wadajir ah uga soo baxay xubnaha beesha caalamka ayaa waxaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo dhammeystirka doorashooyinka...

Baarlamaanka JFS oo maanta bilaabay ka doodista cutubka 4-aad ee Dastuurka

MUQDISHO (SMN) - Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay ka Doodista cutubka 4-aad oo ka hadlaya Matalaadda Shacabka, Madaxa Koowaad(Mabaadii’da Guud ee Matalaadda...

WARAR KALE

Discontent in Somalia: Puntland Rejects Outcomes of NCC Meeting in Mogadishu

GAROWE, Somalia - In a significant development within Somalia's complex political landscape, Puntland State has openly rejected the outcomes of the National Consultative Council...

 Strengthening Ties: Somali President Hassan Sheikh Mohamud Visits Kenya

NAIROBI, Kenya - In a significant development for East African diplomacy, Somali President Hassan Sheikh Mohamud visited Kenya on May 18, 2024, marking his...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Nairobi + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaarey magaalada Nairobi ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Kenya William Ruto.   Labada Madaxweyne ayaa ka...