WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

QM oo la filayo in ay go’aan ka soo saarto dagaalka ka socda Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Golaha Ammaanka ee QM ayaa berri la filayaa in ay war kasoo saaran markale xaaladda Laascaanood, inkasta oo warkan la filayay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay taliyeyaal cusub

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iyada oo laga duulayo dib u habeynta iyo dardargalinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo...

Sawirro: Hay’ada Socdaalka oo xarun cusub ka furatay Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo Agaasimaha hey’adda Socdaalka iyo Jinsoyadda Soomaaliya ayaa munaasabad kooban oo ka dhacday magaalada...

Ciidamada dowladda oo dhaq-dhaqaaqyo ka wada degmada Buulo-burde

BUULO-BURDE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay haatan dhaq-dhaqaaqyo ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabeen...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay guddiga dib u eegista Dastuurka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray deegaanka Buulo Xaaji + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta  ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Hon Cali Yuusuf Cali oo safar shaqo...

Cabdikariin Guuleed oo la kulmay safiirka dowladda Sacuudiga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa kullan muhiim la qaatay Safiirka Dowladda...

Qoor Qoor oo la kulmay saraakiil ka tirsan ciidamada AMISOM

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka AMISOM ee sector 4...

Madaxweynaha Soomaaliya oo dhambaal hambalyo ah u diray Jabuuti

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, dowladda Jabuuti iyo...

Faahfaahin ku saabsan dagaal maalintii labaad ka socda Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo maalintii labaad ka socda duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.   Dagaalkan...

WARAR KALE

Ciidamada NISA oo Guriceel ku qabtay nin dil ka gaystay degmadaasi + Sawirro

GURICEEL (SMN) - Ciidanka NISA ee ka howlgala Galmudug ayaa gacanta kusoo dhigay Maxamed Cismaan Cabdiraxmaan oo ku eedeysan in habeeno ka hor uu...

Somalia Honors Former Speaker Jawaari with State Funeral

MOGADISHU, Somalia - In a solemn and dignified ceremony, Somalia paid its final respects to the late Mohamed Osman Jawaari, the former Speaker of...

Sawirro: Marxuum Jawaari oo maanta aas qaran loogu sameeyay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan madaxda kale ee Qaranka ayaa ka qayb galay Aaska Qaran ee...