WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha oo ka hadlay dabkii ka kacay Hargeysa

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka murugaysan khasaaraha dabkii caawa ka kacay suuqa weyn ee magaalada Hargaysa...

Madaxweyne Xasan oo faah-faahiyay heshiiska ay ansixiyeen labada Aqal

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in heshiiska uu maanta ansixiyay Baarlamaanka labadiisa Aqal uu muhiim u yahay difaaca...

Galmudug oo war kasoo saartay xiisadda ka taagan Villa Soomaaliya

DHUUSAMAREEB (SMN) - Qoraal kasoo baxay Galmudug ayaa waxaa looga hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Villa Soomaaliya. Warsaxaafadeeekan...

Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday heshiis is-afgarad ah + Ujeedka

DOOXA (SMN) - Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macallim Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga Dooxa iyo Wasiirka Cadaaladda dalka...

Ciidamada ammaanka oo soo qabtay haweney seygeeda ku gubtay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Qoraal ka soo baxay Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa lagu yiri" Maanta abbaare 9:30 subaxnimo, Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Yaaqshiid waxa...

Sawirro: R/W Rooble oo kulamo la yeeshay FEIT iyo Beesha Caalamka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay qaar kamid ah wakiillada Beesha Caalamka. Rooble iyo xubnaha Beesha Caalamka ayaa waxa...

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo shir muhiim ah ka furay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa furay Shirka Madasha Isku-duwidda Horumarinta, kaas oo lagu soo bandhigayey...

Faahfaahino kasoo baxaya dab xoogan oo saaka ka kacay suuqa Bakaaraha

MUQDISHO (SMN) – Dab xooggan ayaa saaka aroortii hore ka kacay gudaha suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, ayada oo illaa hadda aan la garaneyn...

WARAR KALE

Intense Tribal Conflict Erupts in central Somalia amid Al-Shabaab war

MOGADISHU, Somalia - In the early hours of the morning, a fierce tribal war broke out between two powerful tribal militias from the Saad...

Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya? + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay Qaraar ku saabsan Khataraha Amniga Qaranka, oo...

Faah-faahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka socda gobolka Mudug

GAALKACYO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal mar kale saaka dib uga qarxay deegaanka Maygaagta oo dhaca galbeedka...