WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maxkamada Ciidamada oo xukuntay Jeneraal Sheegow iyo ciidamadiisa

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa ku riday Sheegow iyo Maleeshiyadiisa Xukunno Isugu Jiro Dil, Mag iyo Sanado Xabsi Ciidan ah.   Halkan hoose...

Soomaaliya iyo UK oo ka wada-hadlay ixtiraamka midnimada labada dal

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Afrika...

Sawirro: Isku socodka Hobyo iyo Gaalkacyo oo hakad galay + Sababta

GAALKACYO (SMN) - Burbur xooggan ayaa gaaray Waddada isku xirta Gaalkcyo iyo Hobyo, gaar ahaan deegaanka Saqiiro oo qiyaastii Hobyo kaga beegan 15 km...

Mahdi Guuleed oo raalli-gelin buuxda siiyey Ra’iisul wasaare Rooble

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo la hadlay warbaahinta ayaa si adag uga fal-celiyey hadallo kul-kulul oo...

Askar Ugandhees ah oo ciidanka looga saarey weerarkii Buula-Mareer

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday in ciidanka ka saartay Labo askari oo lagu eedeeyay inay dayacayaad iyo fulaynimo sameeyeen xili Al-Shabaab weerar...

Xildhibaano cusub oo lagu doortay magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa maanta dib uga bilaabatay doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka, gaar ahaan xubnaha gobollada waqooyi. Khadra Maxamuud Raage...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulanka guddiga joogtada + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliso Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha...

Muxuu taliye Odawaa ka yiri ciidamada la geeyey gudaha magaalada Beledweyne?

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegey in ciidamada maalin hor la geeyey Beledweyne ay yihiin kuwo...

DF oo loogu baaqay inay dhaqangeliso go’aanka ay kasoo saartay 1XBET

MUQDISHO (SMN) - Nuur Sheekh Cismaan Cabdullaahi oo ah falanqeeye ku xeeldheer arrimaha sharciga ayaa soo dhaweeyay tallaabada ay dowladda Soomaaliya ku xirtay aaladda...

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen oo magacaabay wasiiro cusub

BAYDHABO(SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa magacaabay saddex wasiir oo ka mid noqonaya golaha wasiirada...

WARAR KALE

Madaxweyne Xasan oo ka qayb-galay xuska kowda Luulyo + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabadda xuska sannad guurada 64-aad ee xornimada iyo Midnimada...

Jubaland President Reflects on Somalia’s Independence and Calls for True Freedom

KISMAYO, Somalia -  On the occasion of the 64th anniversary of Somalia's independence and unity, Jubbaland President Ahmed Mohamed Islam (known as Ahmed Madobe)...

QM oo Soomaaliya ugu hambalyeysay Munaasabadda Kowda luuliyo

MUQDISHO (SMN) - Ku-Simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu...