Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Taliska Booliska oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qaraxii Ceelasha Biyaha

MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) ayaa ka warbixiyay khasaaraha ka dhashay qaraxii saaka ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha...

DF oo warbixin kasoo saartay howlgallada sanadka qaatay ee ka socda dalka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdsiho ayaa faah faahin ka bixiyey guullaha Dowladdu ka...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay ku guuleysatay Barnaamijka Dayn Cafinta

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa ka hadlay hanaanka Dayn cafinta Soomaaliya in uu dhammaanayo bartamaha...

Wararkii ugu dambeeyay qaraxii ka dhacay Ceelasha Biyaha + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Ku dhawaad 10 Qof ayaa ku geeriyootay tira intaasi ka badana way ku dhaawacantay qarax loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga...

Saddex askari oo maanta lagu toogtay magaalada Baydhabo + Sababta

BAYDHABO (SMN) - Xuseen Cali Macalim limaan (Gurey) oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed, Cabduwaaxid Cali Sheikh Aadan oo ka tirsan Militaryga iyo Cabdulaahi...

Muxuu Faysal Cali Waraabe ka yiri aqoonsiga ay DF siisay SSC-Khaatumo?

HARGEYSA (SMN) - Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe oo la hadlay warfidiyeenka ayaa ka falceliyay tallaabadii ay qaaday dowladda federaalka,...

Faahfaahin ku saabsan qarax ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku laabtay magaalada Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug, halgaas oo uu ka...

Farmaajo oo ka horyimid qorshe uu wado madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

DOOXA (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed uu kaga hadlay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia oo la kulmay xoghayaha joogtada ee Ururka OIC

JIDDAH (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa Magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Xoghayaha Ururka Iskaasdhiga...

WARAR KALE

Ciidamada Itoobiya oo ku sii dhowaanaya Mekelle, iyadoo Itoobiya iyo Ereteriya ay jareen xiriirkoodii

Mekelle, Itoobiya - Maleeshiyaad taageersan dowladda federaalka Itoobiya ayaa sheegay inay ku sii dhowaanayaan magaalada Mekelle, caasimadda gobolka Tigray, kaddib markii ay sheegeen inay...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Kulan la Yeeshay Safiirka Norway

Muqdisho - Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dowladda Norway u qaabilsan Soomaaliya, Kenya iyo Seychelles, Siv...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shir Guddoomiyey Kulanka Guddoonnada Baarlamaannada Bariga Afrika

Arusha, Tanzania – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Guddoonnada Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika (EAC), Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir guddoomiyey...