Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia oo la kulmay xoghayaha joogtada ee Ururka OIC
JIDDAH (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa Magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Xoghayaha Ururka Iskaasdhiga...
Somalia oo mar kale ka codsatay Golaha Ammaanka qaadista cunqabateynta hubka
NEW YORK (SMN) - Safiirka Soomaaliya ee QM, Abuukar Daahir Cusmaan ayaa khudbad shalay uu u jeediyay Gollaha amaanka ku baaqay in dalka laga...
Sawirro: Madaxweynaha JF Somalia oo guddoomiyay kulan ka dhacay Xudur
XUDUR (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Koonfur-Galbeed, iyadoo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka...
Somaliland oo ka hortimid tallaabadii ay qaaday dowladda Soomaaliya
HARGEYSA (SMN) - Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa waxaa looga hadlay tallaabadii ay shalay qaaday dowladda Soomaaliya oo si rasmi...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Xudur + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...
Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Sweden
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul wasaaraha xukuumadda jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre,ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya,Joacim Waern,
Labada...
Dowladda Soomaaliya oo aqoonsatay maamulka KMG ah ee SSC-KHAATUMO
MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay inay aqoonsantay maamulka KMG ah ee SSC-Khaatumo oo ay dhisteen dadka deegaanka.
Go'aankan ayaa waxaa shaaciyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka dagay degmada Xudur + Sawirro
XUDUR (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi wasiiro iyo xildhibaano uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow gaaray...
Mucaaradka Soomaaliya oo madaxweyne Xasan uga digay inuu kala qeybiyo dalka
MUQDISHO (SMN) - Xubnaha siyaasiyiinta mucaaradka ah oo ay ku jiraan madaxdii hore ee dalka ayaa ka hor yimid qorshaha wax ka beddelka hannaanka...
Nin Soomaali ah oo isku gubay jasiirada Qubrus, kadib markii…
QUBRUS (SMN) - Nin 23 jir ah oo u dhashay Soomaaliya ayaa isku shubay shidaal bannaanka hore ee xafiisyada Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee...















