Sawirro: Madaxweyne Qoor Qoor oo guddoomiyay shir aan caadi aheyn
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo ahaa kulan aan caadi aheyn oo uu...
C/casiis Laftagareen oo ku dhawaaqay wajiga labaad dagaalka Al-Shabaab
BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlay u diyaar garowga wajiga 2-aad ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo markale ku wajahan dalka Eritrea + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saacadaha soo socda ku wajahan magaalada Asmara ee...
Ra’iisul Wasaare Xamza oo qaabiley Hoggaamiyaha maamulka SSC + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha KMG ah ee SSC Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali...
Ammaanka xerada Xalane oo si weyn loo adkeeyay kadib digniin soo baxday
MUQDISHO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya xerada Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in haatan ay ka taagan tahay xaalad kacsanaan ah oo...
Xamza oo war kasoo saaray digniinaha la xiriira Roobabka la saadaalinayo
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeerey xarunta Hey’adda Maareynta Musiibooyinka, si uu qiimeeyo heerka diyaar-gorow...
Ciidamada dowladda iyo kuwa ATMIS oo howlgallo ka wada magaalada Baraawe
BARAAWE (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa ATMIS ayaa maanta si wadajir ah howlgal culus uga wada duleedka magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha...
Madaxweyne Xasan oo Dhuusamareeb kula kulmay saraakiisha ciidamada
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha dowladda Soomaalkiya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo weli ku sugan caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa xalay ka kulmay saraakiisha ciidamada...
Guddoomiye Shuute oo digniin culus u diray dhammaan askarta dowladda
BAYDHABO (SMN) - Xasan Cali Nuur (Shuute) guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida oo la hadlayay ciidamo ka tirsan Booliska Koonfur Galbeed...
DF Somalia oo Laascaanood ku celisay dhaawacyadii lagu bogsiinayey Muqdisho
LAASCAANOOD (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta oo jimco ah waxa ay dib ugu celisay Magaalada Laascaanood ee xarunta...














