WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Muxuu Mareykanka ka yiri doorashada guddoonka BF Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa bogaadisay doorashada guddoonka labada aqal ee Baarlamanka Soomaaliya oo shalay lagu soo geba-gebeeyey magaalada Muqdisho, ayada oo dalbatay...

Isbeddel la filayo in lagu sameeyo hoggaanka Nabad-Sugidda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Warar hoose oo soo baxayo ayaa sheegaya in maanta la filayo in isbeddel lagu sameeyo hoggaanka sare ee Hay'adda Nabad-Sugidda, kadib...

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray bahda warbaahinta Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhammaan saxafiyiinta iyo xarumaha Warbaahinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka,...

Safaaradda Mareykanka oo ka digtay weeraro ka dhici kara Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Safaaradda Maraykanka ee Nairobi ayaa sheegtay inay heshay xog ku saabsan halis amni oo ku aaddan dhowr goobood oo ka mid...

Shuruudaha laga rabo Murashaxiinta Madaxweynaha oo la shaaciyey

MUQDISHO (SMN) - Guddiga isku dhafka ah ee qabanaya doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray Shuruudaha laga rabo Musharaxa u tartamaya Qabashada xilka Madaxweynenimo...

Beesha caalamka oo war cusub kasoo saartay doorashada madaxweynaha

MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay wakiilada beesha caalamka ayaa waxaa looga doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo loo ballansan yahay 15-ka bishaan May. Qoraalka...

Maxamuud Macallin oo Turkiga kala hadlay kordhinta gargaarka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Safiirka dalka Turkiga Ambassador Alper Aktas, ayaa wadajir u shir guddoomiyay...

Madaxweynihii dalka Imaaraadka Carabta Sheikh Khaliifa Bin Zayid oo geeriyooday

ABU DHABI (SMN) - Madaxweynihii dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan ayaa geeriyooday, sida ay goordhow shaacisay wakaaladda wararka rasmiga...

Xukun adag oo maanta lagu riday Sarifle Jaajuus u ahaa Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Maxamed Cali Xersi Diirshe, ayaa loo soo xiray Kamid ahaanshiyaha Al-Shabaab, gaar ahaan qeybta Jaajuusnimada iyo inuu gacantiisa ku fuliyey Falal...

WARAR KALE

Nuxurka khudbadii uu madaxweynaha JFS ka jeediyay furitaanka baarlamaanka

Khudbadda Madaxweynaha ee furitaanka Kalfadhiga 5-aad BFS   BISMILAAHI Guddoonka Labada Aqaal ee BFS Xubnaha Labada Aqal ee BFS Madaxda qaybaha kala duwan ee dowladda, Mudanayaal iyo Marwooyin, Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi...

UN Envoy James Swan Visits Southwest State to Discuss Security and Humanitarian Efforts

BAIDOA, Somalia - James Swan, the Acting Special Representative of the Secretary-General for Somalia and Head of the United Nations Assistance Mission in Somalia...

Somali FM Congratulates UK’s New Foreign Secretary, Lammy, Pledges Enhanced Bilateral Ties

Mogadishu, Somalia – In a diplomatic gesture of goodwill, the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Ahmed Moallim Fiqi Ahmed extended his heartfelt...