WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay dalka Congo + Sawirro

BENI (SMN) -  Wafdi ay hoggaamineyso Maareeye ku-xigeenķa Hay’adda Tayo-dhawrka Qaranka Marwo Suubban Cabdi Nuur ayaa ka qeybgalay kulanka 29-aad ee Arso General Assembly...

Sawirro: Saddex ra’iisul wasaare hore oo soo gaaray magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada XFS Fardowso Cusmaan Cigaal iyo agaasimaha guud ee Madaxtooyada Qaranka ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku...

Sawirro: Guddoomiyaha BF Soomaaliya oo guddoomiyay kulan aan caadi aheyn

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 4-aad ee aan...

Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay gobolka Mudug + Khasaaraha

GAALKACYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta dagaal u dhexeeyey laba maleeshiyo beeleed uu...

Agaasimihii isbitaalka Digfeer oo laga ceyriyay dalka, kuna laabtay Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa sheegay in dalka laga eryay agaasimihii isbitaalka Digfeer ee magaalada...

Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay gaaray dalka Talyaaniga + Ujeedka

ROMA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray gudaha  dalka Talyaaniga.   Madaxweyne Xasan Sheekh  ayaa...

Ciidamada DF Soomaaliya oo deegaano horleh kala wareegay Al-Shabaab

GARBAHAAREY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda Soomaaliya ay la wareegeen deegaano hoostaga magaalada Garbahaarey oo...

WARAR KALE

Somali President Returns to Frontlines Against Al-Shabaab

WARGHADHI, Middle Shabelle - Somali President Hassan Sheikh Mohamud returned to the frontlines against Al-Shabaab on Tuesday, meeting with traditional elders and local community...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maalintii labaad ku sugan furinta hore ee dagaaalka

JOWHAR (SMN) - MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LABO MAALMOOD KU SUGAN SALDHIGGA MILATARI EE CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED EE DEEGAANKA WARGAADHI Wargaadhi, Luuliyo 03, 2024: Madaxweynaha...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo war kasoo saaray kalluumeysiga sharci darrada ah

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisulwasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay inaan cidna laga aqbalayn Kalluumeysi sharci darro ah dowlado badanna lagu dacweeyay jiriifka ay...