WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

MW Farmaajo oo war kasoo saaray xilka qaadistii wasiir Xundubey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan dhaqan gal ahayn xil ka qaadis kasta oo lagu sameeyo xubin ka...

Beesha caalaamka oo war xasaasi ah ka soo saartay xaaladda Soomaaliya

Warsaxaafadeed kasoo baxay xubnaha beesha caalamka ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo xiisadda soo korortay ee Villa Soomaaliya. Beesha caalamka ayaaa sidoo...

Baarlamaanka HirShabelle oo isku diyaarinaya doorashada aqalka sare

Baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa haatan isu diyaarinaya in maalmaha soo socda uu doorto xubnaha ku metalaya aqalka sare ee Soomaaliya. Sidoo kale waxaa la diiwaan-geliyay...

Wasaaradda caafimaadka oo shaacisay kiisas la xiriira cudurka Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 67xaalado cusub oo COVID-19 ah...

HirShabelle oo faah faahin ka bixisay weerarkii xalay ka dhacay Jowhar

Wasaaradda amniga HirShabelle ayaa warsaxafadeed kasoo saartay weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal oo xalay ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Jowhar ee maamulkaasi. Qoraal kasoo...

MW Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga maanta ka guddoomay safiiro cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga danjirenimo safiirrada dalalka, Tansaaniya...

MW Farmaajo oo Salaadda Janaasada ku Tukaday Marxuum Saalixi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Masjidka Isbahaysiga Islaamka ku tukaday salaadda janaasada ee Marxuum Maxamed Cumar Saalixi oo lagu aasay...

Nin Soomaali ah oo weerar ka geystay dalka Talyaaniga + khasaaraha

Nin la rumaysan-yahay inuu yahay Soomaali ayaa Talyaaniga ku tooreeyay afar qof oo uu ilmo yar ku jiro kaddib markii la weydiiyay tikitka uu...

Wasiir Dubbe oo markale ka hadlay xiisadda ka taagan Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe ayaa xilli uu khudbad ka jeedinayay xafladda Qalinjebin ah waxa uu sheegay in fanaaniinta reer Suudaan oo ay...

Xildhibaano ka tirsan HirShabelle oo ku dhaawacmay weerar ka dhacay Jowhar

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerar loo adeegsaday bam-gacmeed oo xalay ka dhacay qeybo ka...

WARAR KALE

Somali President Visits Tanzania for Bilateral Talks and EAC Integration

ARUSHA, Tanzania - Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Dar es Salaam, Tanzania, on Thursday, April 26, 2024, for an official state visit...

Madaxweyne Xasan oo ka qeyb-galay xuska maalinta midnimada Tanzania

DAARUSALAAM (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania ayaa...

Shabelle oo la hadashay sarkaal Mareykan ah kadib go’aankii joojinta raashinkii Danab

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa shaacisay khamiistii in musuq-maasuq lagu sameeyay, islamarkaana la leexsaday gargaarka cuntada iyo shidaalka ee dowladda Mareykanka siin...