Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisul wasaare Xamza oo dib ugu soo laabtay dalka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay,...

Sheekh Shariif oo arrimo xasaasi ah uga hadlay kulankii BF Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, haatana ah xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa hadal ka...

Mareykanka oo $10 milyan dul-dhigay hoggaamiyaha guud ee Al-Shabaab

WASHINGTON (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay siinayso lacag gaaraysa 10 milyan oo dollar cidDii soo sheegta halka uu ku sugan yahay...

Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay duleedka magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xoojiyay howlgallada lagu sugayo amniga oo ay ka wadaan gudaha iyo duleedka Muqdisho.   Ujeedada howlgalladan ayaa...

Diyaaradaha dagaalka Kenya oo markale duqeymo ka fuliyay gobolka Gedo

CEELWAAQ (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa duqeymo ay xalay markale diyaaradaha dagaalka Kenya ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolka Gedo.   Duqeymaha...

Cali Ciid oo qaaday tallaabo uga sii dareysa xiisadda ka taagan Galmudug

CAABUDWAAQ (SMN) - Madaxweryne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo ku sugan magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay arrimo ku aadan...

Magaalada Baraawe oo looga dhawaaqay guluf ka dhan ah Al-Shabaab

BARAAWE (SMN) - Taliyaha ciidanka milatariga ee ku sugan aagga magaallo xeebeedka Baraawe ee caasimadda Koonfur Galbeed, Cabdiraxmaan Cilmi Jimcaale (Xorogaay) oo la hadlay...

Ra’iisul wasaare Xamza oo saraakiil Soomaali ah kula kulmay Dooxa + Sawirro

DOOXA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar, kula kulmay Saraakiil ka tirsan...

Mareykanka oo jawaab ka bixiyay eedeyn uga timid Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Taliska Mareykanka Africa ee AFRICOM ayaa ka hor yimid eedeyn uga timid dhanka kooxda Al-Shabaab oo ku aadan in duqeymo ay...

Ciidamo horleh oo lagu kordhiyay kuwa xasilinta caasimada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidamadan ayaa ka qeyb qaadanaya sugidda amniga magaalada Muqdisho iyaga oo xoojinaya ciiidamo horay si gaar ah loogu xil-saaray xasilinta caasimadda.   Ciidankan...

WARAR KALE

Somalia’s Civil Aviation Authority Denies Reports of Aden Adde Airport Closure

MOGADISHU, Somalia — The Somali Civil Aviation Authority (SCAA) has denied reports circulating on social media claiming that Aden Adde International Airport in Mogadishu...

Hay’adda Duulista Hawada oo Beenisay Wararka Lagu Sheegay in Garoonka Aadan Cadde La Xirayo

Muqdisho — Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalmaha soo socda la...

Somalia, Qatar Discuss Expanding Cooperation in Development and Investment

MOGADISHU — Somalia and Qatar have discussed strengthening bilateral relations and expanding cooperation in development, investment and efforts to improve government institutions, Somalia’s Foreign...