Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddoomiyaha BF oo kulan la yeeshay safiirka dowladda Jabuuti + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay Safiirka dalka Jamhuuriyadda Jabuuti u...

Dhimsho iyo dhaawac oo ka dhashay banaanbax ka dhacay Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta dibadbax rabshado watay uu ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolkaasi.   Dibadbaxan oo...

DF oo sheegtay in la xirio doono aaladaha Tiktok, Telegram iyo 1XBET

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda isgaarsiinta iyo teknooljiyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay sababta ugu weyn...

Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka oo la kulmay wafdi ka socda UNICEF + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee DFS Dr. Guleed Cabdijaliil ayaa Xarunta Wasaaradda  ku qaabilay Madaxa ugu sareeya...

Dowladda Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay bixitaanka Ciidamada ATMIS

WASHINGTON (SMN) -Wasiirka Amniga Soomaaliya Dr. Maxamed Axmed (Doodishe) oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa mar kale ka dhawaajiyay in dowladda federaalka ay ka...

Wararkii ugu dambeeyay xiisada dagaal ee ka taagan magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa weli ka taagan xaalad cakiran iyo dagaallo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatuma,...

Premier Bank oo suurtageliyay lacag-diris & Helis bangiyeed oo degdeg ah

MUQDISHO (SMN) - Premier Bank ayaa hirgeliyay nidaamkii ugu degdegta badnaa ee lacag diris iyo helid bangiyeed ah ee abid ka hirgala dalka, kadib...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay R/W Xamza?

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka wadatashiga Soomaaliya ee ku saabsan u diyaargarowga shirka Isbeddelka...

Soomaaliya oo ka qayb-gashay shirka wadamada G20

MUQDISHO (SMN) - Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Xildh. Dr. Mohamed Hassan Mohamed Bulaale oo ka qaybglaay shirka wadamada G20 ayaa la kulmay Wasiiradda...

Dibadbax rabshada wata oo ka dhacay magaalada Muqdisho + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Dadweyne ka careysan xarigga loo geystay Jeneraal Sheegow Axmed Cali ayaa haatan banaanbax ka wada gudaha magaalada Muqdisho.   Dibadaxa ayaa waxaa dhigaya...

WARAR KALE

Somalia’s Civil Aviation Authority Denies Reports of Aden Adde Airport Closure

MOGADISHU, Somalia — The Somali Civil Aviation Authority (SCAA) has denied reports circulating on social media claiming that Aden Adde International Airport in Mogadishu...

Hay’adda Duulista Hawada oo Beenisay Wararka Lagu Sheegay in Garoonka Aadan Cadde La Xirayo

Muqdisho — Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalmaha soo socda la...

Somalia, Qatar Discuss Expanding Cooperation in Development and Investment

MOGADISHU — Somalia and Qatar have discussed strengthening bilateral relations and expanding cooperation in development, investment and efforts to improve government institutions, Somalia’s Foreign...