Sawirro: Madaale oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda Caafimaadka Adduunka
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi...
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - MGuddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 26-aad ee Guddiga...
Sawirro: Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya?
MUQDISHO (SMN) - Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey...
Taliska ciidamada Xoogga dalka oo ka hadlay dagaalkii Masaajid Cali Gaduud
MUQDISHO (SMN) - Sarkaal u hadlay milatariga Soomaaliya, isla-markaana wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa ka hadlay dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Masaajid...
Guddoomiyaha xiriirka cayaaraha fudud oo shaqo joojin lagu sameeyay
MUQDISHO (SMN) - Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo shaqada ka joojiyey guddoomiyaha xiriirka cayaaraha fudud Khadiijo Aadan Daahir.
Guddiga oo tixraacaya soo jeedinta ka timid wasaaradda...
Xiisad dagaal oo ka taagan gobolka Galgaduud iyo wararkii ugu dambeeyay
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad colaadeed oo u dhexeysa laba maleeshiyo...
Iftin Foundation oo soo bandhigtay tirakoobka ardayda qalinjebisay 2022-kii
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Iftin Foundation ayaa soo bandhigtay daraasad ay ka samaysay ardaydii sanadkii hore ee 2022-kii ka soo qalinjebisay jaamacadaha dalka, taas...
Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda oo ku dagaalamay Masaajid Cali Gaduud
CADALE (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo u dhexeeyay ciidamo ka wada tirsan kuwa milatariga...
Duqa magaalada Muqdisho oo laami cusub ka dhax-dhigay Garasbaaley
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha waddo Laami ah oo laga...
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo war ka soo saaray qaraxii Kuliyadda Jaalle Siyaad
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare, Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta ka hadlay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee dhawaan ka dhacay gudaha xerada Kuliyadda...















