Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay howlgal ku dishay 160 ka tirsanaa Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Daa'uud Aweys Jaamac oo maanta shir jaraa'id u qabtay Wariyeyaasha, isaga oo uu wehlinayay ergeyga Midowga Afrika...

Wasiirka Cadaaladda oo jawaab ka bixiyay hadalkii taliyaha ciidanka Asluubta

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane, Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay xabsiga dhexe ee magaalada muqdisho,...

Dowladda Kenya oo shaacisay inay dishay lixdan ka tirsanaa Al-Shabaab

Nairobi (SMN) - Ciidamada Kenya ayaa deegaanada u dhaxeeya Lamu iyo Tana  River ku dilay in ka badan 60 qof oo looga shakisan yahay...

Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka hadlay arrimo xasaasi ah

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni oo khudbad ka jeediyay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee maamulkaasi, gaar ahaan arrinta...

Wasiirka amniga Koonfur Galbeed oo kulamo ka wada Baraawe + Sawirro

BARAAWE (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Koonfur Galbeed Xasan Cabdulkadir  Mohamed oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda maamulkaas ayaa kulamo...

Khilaaf xoogan oo soo kala dhex-galay wasiirka difaaca iyo taliyaha Xoogga

Muqdisho (SMN) - Iyadoo uu socdo qorshaha lagu bilaabayo wajiga labaad dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab ayaa waxaa soo baxaya khilaaf soo kala...

Faah-faahino kasoo baxaya duqeymo ka dhacay gobolka Shabeelaha Dhexe

AADAN YABAAL (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo diyaaradeed oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka...

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Colow oo war ka soo saaray xaalada Gedo

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Colow oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay dhibaatada maamul ee daashatay gobolka Gedo, taas oo in...

Ra’iisul wasaare Xamza oo kormeer ku tegay Kuliyadda Ciidanka ee TURKI-SOM

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo kormeerey Kuliyadda Ciidanka ee Turki-Som, ayaa la dardaarmay cutubyo ka...

Cabdikariin Xuseen Guuleed oo hortegay guddiyo ka tirsan BF + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddiyada Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan su'aalo weydiin ah la qaatay Ergayga gaarka ah...

WARAR KALE

Somalia and Azerbaijan Discuss Expanding Education Cooperation

BAKU — Somalia and Azerbaijan have discussed ways to strengthen education cooperation, including expanding opportunities for Somali students and supporting those currently studying in...

Al-Burhan oo Diiday Wadahadallo inuu la furto xoogaga RSF-ta

Khartoum, Suudaan – Taliyaha ciidamada Suudaan, General Abdel Fattah al-Burhan, ayaa sheegay in ciidamadiisu ay sii wadi doonaan dagaalka ilaa ay ciidamada Rapid Support...

Somalia urges European investors to explore country’s strategic resources

MOGADISHU, Somalia — Somalia is ready to attract international investment in its natural resources and key economic sectors, Prime Minister Hamza Abdi Barre said...