Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo helay hub culus iyo diyaarado dagaal

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay helay hub culus iyo diyaarado ay u adeegsan doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.   Xuseen...

R/W Xamza oo la kulmay Guddiga Dib-u-daabacidda Lacagta Shilinka Soomaaliga

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo kulan la qaatay Guddiga Dib-u-daabacidda Lacagta Shilinka Soomaaliga ayaa tilmaamay...

Sawirro: Labada Gole ee Baarlamaanka oo yeelanaya kulan wadajir ah

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu weheliyo Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi...

Wararkii ugu dambeeyay ee howlgallada ka socda deegaanada Galmudug

GALCAD (SMN) - Ayadoo weli ay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka socdaan gobollada dhexe ee dalka ayaa waxaa loogu baaqay shacabka Galmudug inay...

Dilal qorsheysan oo maanta ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa waxa ay ka soo baxayaan askari ka tirsan ciidanka dowladda, gaar ahaan kuwa loo yaqaano ilaalada shacabka...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA + Sawirro

BAYDHABA (SMN)  - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA oo...

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay duleedka degmada Galcad

GALCAD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta qarax khasaare geystay uu ka dhacay duleedka degmada Galcad ee gobolkaasi.   Qaraxa...

XOG: Muxuu yahay ujeedka safarka madaxweyne Xasan ee Galmudug?

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa todobaadka soo socda booqasho ku tegi doono Galmudug, isaga oo tegaya deegaanadii ugu dambeeyay ee...

QOOR QOOR oo kulan isugu yeeray saraakiisha ciidanka DF iyo kuwa ATMIS

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa xalay kulan deg-deg ah isugu yeeray saraakiisha laamaha amnniga maamulkaasi, kuwa...

DF Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay qorshaha bixitaanka ATMIS

MUQDISHO (SMN) - La-taliyaha dhanka amniga ee madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xuseen Macalin Maxamuud oo u warramay warbaahinta ayaa ka hadlay arrimo ku aadan qorshaha...

WARAR KALE

South West State cabinet reviews security, floods and youth employment

BAIDOA, Somalia — South West Somalia's cabinet has discussed security, flooding risks, youth employment and the delivery of basic public services at a meeting...

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed?

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Shir Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed kaas oo looga...

South West State steps up El Niño preparations amid flood fears

BAIDOA, Somalia — Authorities in Somalia's South West state have stepped up preparations for possible flooding as seasonal rains linked to El Niño are...