Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Soomaaliya oo bandhig ballaaran uga qayb-gashay dalka Shiinaha + Sawirro

BEIJING (SMN) - Safiirka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa maanta magaalada Beijing uga qeyb galay Bandhiga Carwada...

Al-Shabaab oo meel fagaare ah ku toogatay shan qof + Sababta

MUQDISHO (SMN) - Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay xukun dil ah ku fulisay shan qof oo lagu eedeeyay “basaasiin”, waxaana xukunkan uu ka dhacay...

Sawirro: Yuusuf Madaale oo kulan la qaatay duqa magaalada Belgrade

BELGRADE (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuuuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqo ku jooga dalka Serbia ayaa kulan...

Ciidamada ammaanka DF oo rag burcad ah ku qabtay degmada Boondheere

MUQDISHO (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo xalay ciidamada ammaanka, gaar ahaan kuwa booliska ay ka sameeyeen gudaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeehay wakiilada Beesha Caalamka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay danjireyaasha iyo wakiillada Beesha Caalamka ee ka howlgala...

Shir u dhexeeyay DF iyo IMF oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi + Sawirro

Nairobi (SMN) - Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu soo gabagabeeyay shir u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Hey'adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka kulanka uu guddoomiyay Sheekh Aadan Madoobe?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay  kulanka 23-aad ee Guddiga Joogtada...

Mareykanka oo ballan-qaad culus u sameeyay dowladda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Mareykanka ee qaarada Afrika, Michael Langley, oo maalmihii ugu dambeeyay booqasho ku joogay dalka Soomaaliya, ayaa kulamo kala duwan la...

Sawirro: Saciid Deni oo furay Kalfadhiga 52-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada Maamulka Puntland.   Saciid Deni oo jeediyay khudbadiisa Dastuuriga...

Sawirro: Shirka Golaha wasiirada oo lagu ansixiyay heshiis muhiim ah

MUQDISHO (SMN) - Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga...

WARAR KALE

Jubaland oo la wareegtay maamulka Beled Xaawo ee gobolka Gedo

BELED XAAWO, GOBOLKA GEDO – Maamulka Jubaland ayaa la sheegay inuu dib ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, kadib wada-hadallo dhexmaray...

Soomaaliya oo Hambalyo u Dirtay Uganda Munaasabadda 64-aad ee Xorriyaddeeda

Muqdisho, Soomaaliya –  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Uganda munaasabadda sannad-guurada 64-aad ee ka soo wareegtay markii ay...

Somalia’s National Human Rights Commission seeks stronger ties with National University

MOGADISHU – Somalia’s National Independent Human Rights Commission is seeking to strengthen cooperation with Somali National University in research, education and the promotion of...