Madaxweynaha Puntland oo war cusub ka soo saaray xiisadda gobolka Gedo
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta furay kalfadhiga golaha wakiilada maamulkaasi ayaa ka hadlay arrinta gobolka Gedo.
Saciid Deni...
Shabaab oo la sheegay in ay heshay hub ay ku duqeyn karto garoonka Muqdisho.
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in Al-Shabaab uu u gacan-galay hub culus oo noocyo kala duwan isagu jira kadib weerarkii...
Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Ceelbarde
CEELBARDE (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee uu geystay dagaal xoogan oo Talaadadii shalay ka...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Axmed Madoobe iyo taliyaha AFRICOM?
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee AFRICOM General Michael E. Langley...
Faahfaahino ka soo baxaya weerar culus oo ka dhacay magaalada Garoowe
GAROOWE (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar qorsheysan oo xalay ka dhacay bartamaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.
Weerarka ayaa...
Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho + Bartilmaameedka
MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay qaybo ka mid ah mgaalada Muqdisho, gaar...
Sawirro: Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay magaalada Beirut
BEIRUT (SMN) - Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa ka qayb galay Shirka Madasha labaad ee Arab Forum...
Faahfaahin ku saabsan dagaal ka dhacay gudaha magaalada Garoowe
GAROOWE (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya iska hor-imaad khasaare geystay oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka...
Madaxweynaha JFS oo madaxtooyada ku qaabilay ganacsato Turki ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay ganacsato iyo madaxda Bankiga Ziraat oo maalgashi ku...
Madaxweyne HirShabelle oo la kulmay ergeyga cusub ee QM + Sawirro
JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Hirshabeelle ku qaabilay Ergayga cusub ee Xoghaya Guud ee Qaramada...














