Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maxaa ka soo baxay shirka golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu...

SSC-Khaatumo oo soo dhaweysay go’aankii ka soo baxay Golaha Ammaanka

LAASCAANOOD (SMN) - Hoggaanka sare ee SSC-Khaartumo ayaa soo dhaweeyay go'aankii kasoo baxay Golaha Ammaanka ee QM oo dalbaday in ciidamada Somaliland ay isaga...

Sawirro: Hay’ada Socdaalka oo xarun cusub ka furatay Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo Agaasimaha hey’adda Socdaalka iyo Jinsoyadda Soomaaliya ayaa munaasabad kooban oo ka dhacday magaalada...

Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray gargaar loogu talagalay reer Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN)  - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle, oo ay wehliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo...

Faahfaahino kasoo baxaya qarax lala beegsaday ciidamada Kenya

MANDHEERA (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Kenya lagula beegsaday agagaarja magaalada Mandheera ee gobolka...

Wararkii ugu dambeeyay madaafiic lagu garaacay magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) – Wararka  ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in weli dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo aagga magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulamo ka wada dalka Sacuudiga + Sawirro

RIYADH (SMN) -  Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo booqasho rasmi ah ku jooga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa magaalada Riyadh kulan...

Madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha oo si wadajir ah u qaabilay Isimada SSC

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa casho Sharaf ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka...

Dhinacyada isku hayo Gedo oo looga digay inay ku dagaalamaaan gobolkaas

GARBAHAAREY (SMN) - Aqoonyahan Maxamed Cabdullaahi Kooshin oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay xaaladda gobolka Gedo, kadib tallaabadii uu qaaday...

Golaha Amaanka ee QM oo war ka soo saaray dagaalka Laascaanood

MUQDISHO (SMN) - Dowladaha Golaha amaanka ee QM ayaa soo saarey war qoraal ah oo uga hadleen colaadda Laascaanood ee u dhaxaysa Ciidanka Somaliland...

WARAR KALE

Jubaland oo la wareegtay maamulka Beled Xaawo ee gobolka Gedo

BELED XAAWO, GOBOLKA GEDO – Maamulka Jubaland ayaa la sheegay inuu dib ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, kadib wada-hadallo dhexmaray...

Soomaaliya oo Hambalyo u Dirtay Uganda Munaasabadda 64-aad ee Xorriyaddeeda

Muqdisho, Soomaaliya –  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Uganda munaasabadda sannad-guurada 64-aad ee ka soo wareegtay markii ay...

Somalia’s National Human Rights Commission seeks stronger ties with National University

MOGADISHU – Somalia’s National Independent Human Rights Commission is seeking to strengthen cooperation with Somali National University in research, education and the promotion of...