Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay ergey ka socda dowladda Uganda

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Janaraal Muhoozi Kainerugaba oo ah La Taliyaha Sare...

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay Ergeyga cusub ee QM

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga cusub ee Xogyaha Guud ee...

Waddooyin laami ah oo laga hirgaliyay magaalada Kismaayo + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta xariga ka jaray shan wado oo laami ah oo laga hirgaliyay...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay dishay 20 ka tirsanaa Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay howlgal qorsheysan oo maanta ka dhacay deegaanka Baladul Amiin ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Wasiirka Warfaafinta...

Faahfaahino ka soo baxaya qaraxyo ismiidaamin ah oo ka dhacay Doolow

DOOLOW (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo ismiidaamin ah oo barqanimadii maanta lagu weeraray xero ay ciidamada...

Dagaal beeleed khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose

AFGOOYE (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Yaaqbari-weyne ee...

Guddoomiyaha SoDMA oo booqday barakacayaal ku sugan Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Mahamoud Moallim Abdulle oo uu wehliyo Wasiirka Gargaarka Jubaland Mudane Axmed Xasan Cumar ayaa  booqday...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wakiilka cusub ee QM + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...

Madaxweynaha maamulka Galmudug oo magacaabay wasiiro cusub

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa magacaabay wasiiro cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirada maamulkaasi   Dr. Yaasiin Cabdi...

Madaafiic xoogan oo saaka lagu garaacay gudaha magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in weli dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo aagga magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo...

WARAR KALE

Jubaland oo la wareegtay maamulka Beled Xaawo ee gobolka Gedo

BELED XAAWO, GOBOLKA GEDO – Maamulka Jubaland ayaa la sheegay inuu dib ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, kadib wada-hadallo dhexmaray...

Soomaaliya oo Hambalyo u Dirtay Uganda Munaasabadda 64-aad ee Xorriyaddeeda

Muqdisho, Soomaaliya –  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Uganda munaasabadda sannad-guurada 64-aad ee ka soo wareegtay markii ay...

Somalia’s National Human Rights Commission seeks stronger ties with National University

MOGADISHU – Somalia’s National Independent Human Rights Commission is seeking to strengthen cooperation with Somali National University in research, education and the promotion of...