Dowladda Jabuuti oo si aan la fileyn uga hadashay xadgudubka Itoobiya
JABUUTI (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa waxaa si aan la fileyn looga hadlay xadgudubka Itoobiya ee arrimaha Soomaaliya, kadib heshiiskii ay la gashay maamulka Somaliland.
Jabuuti ayaa si dhex-dhexaad ah uga hadashay xiisaddan, waxayna si guud baaq ugu jeedisay labada dowladood.
Dowladda Jabuuti qoraal ka soo baxay ayaa lagu yiri ”Dowladda Jabauuti oo ah gudoonka wareegga ee...
Dowladda Soomaaliya oo eedeyn culus u jeedisay maamulka Somaliland
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay aad uga xun tahay tallaabooyinka gurracan ee maamulka Somaliland isugu dayayo in uu ku af qabto warbaahinta iyo dadweynaha gobollada waqooyi ee dalka ee ka dhiidhinaya Is-afgaradka sharci daradda ah ee xadgudubka ku ah gobonimada iyo sharafta dadka Soomaaliyeed ee uu la soo galay dowladda Itoobiya.
In la beegsado weriye iyo warbaahin...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo martiqaad ka helay dhiggiisa dalka Masar
QAAHIRA (SMN) - Madaxweynaha Masar Cabdilfataax Al-Siisi ayaa marti-qaad u fidiyey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu booqasho ku tago dalkaasi, sidaasi waxaa tebisay wakaaladda wararka dawladda Soomaaliya ee SONNA.
Marti-qaadkan ayaa madaxweynaha Soomaaliya uu soo gaarsiiyey wafdi sare oo ka socday dawladda Masar oo booqasho ku yimid Muqdisho iyaga oo la shiray madaxweyne Xasan Sheekh Axaddii.
Waxay wakaaladdu qortay in...
Xildhibaan Cabdisamad Macallin oo xilka qaadis lagu sameeyay + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Xubnaha guddiga Xeerhoosaadka, Anshaxa, Xasaanadda iyo Daryeelka ee Golaha Shacabka BJFS oo maanta kulankoodii labaad ee kalfadhiga 4-aad ku yeeshay xafiiskooda ayaa waxaa shir guddoominayey Guddoomiye Ku-xigeenka guddiga Xildhibaan Faadumo Ismaaciil Xuseen.
Ajandaha kulanka guddiga ayaa ahaa soojeedinta xilka qaadista guddoomiyaha guddiga xeerhoosaadka Xil. Cabdisamad Maxamuud Xasan, waxaana kulanka goob joog ahaa habdhowraha guud ee Golaha, habdhowre...
Somali president touches down in Asmara for two-day Eritrea visit
ASMARA, Eritrea - The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, arrived in Asmara in the early afternoon hours today for a two-day working visit.
The President of Somalia and his delegation were accorded a warm welcome by President Isaias Afwerki on arrival at Asmara International Airport, according to Eritrean officials.
Afwerki and President Hassan Sheikh Mohamud will...
Madaxda maamul goboleedyada oo u hambalyeey madaxweyne Saciid Deni
GAROOWE (SMN) - madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa u hambalyeey madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Saciid Cabdulllahi Deni.
Qoor qoor ayaa madaxweyne Deni u rajeeyay in uu ku guuleysta shaqooyin horyaala isagoona sheegay in dadka reer puntland ay ka sugayaan Puntland oo nabdoon horumarna gaarta.
Sidoo kale madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan...
Somali president congratulates Puntland leader on reelection
MOGADISHU, Somalia - President Hassan Sheikh congratulated President Said Abdullahi Deni of the northeastern state of Puntland on his milestone re-election.
“It is welcoming that the last elections in Puntland were well-concluded. I congratulate President Deni on his victory,” the president said in a congratulatory statement today.
The statement is titled, ‘President congratulates President Deni on re-election.’
On Monday, the parliament speaker...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo war kasoo saaray dib u doorashada Saciid Deni
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, isagoo u rajeeyey in uu ku guleysto waajibaadka loo igmaday.
Madaxweynaha ayaa u rajeeyay dadka reer Puntland, maamul iyo bulsho-ba, xasillooni buuxda iyo horumar, waxa uuna muujiyey sida dowladda Federaalka Soomaaliya ay uga go’an tahay...
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay doorashada maamulka Puntland
GAROOWE (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay madaxweyne Saciid Deni oo dib loogu doortay madaxweynaha Puntland.
Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda dhexe ayaa waxaa Saciid Cabdullaahu Deni loogu rajeeyay inuu Alle u fudueeyo xilka culus ee mar kale loo doortay.
Halkan hoose ka akhriso:-
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo...
Madaxweyne Saciid Deni oo dib loogu doortay maamulka Puntland
GAROOWE (SMN) - Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa mar kale dib loogu doortay hoggaanka maamulkaasi, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Garoowe.
Deni ayaa la tartamay 11 musharrax oo uu ka guuleystay xilkan, waxaana doorashada ay ahayd mid xasaasi ah oo la'isla gaarayaa illaa wareegga saddexaad.
Wareeggii u dambeeyay waxaa isugu soo haray Saciid Deni oo helay 45 cod iyo musharraxa...












