Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxda Maamul goboleedyada oo shir qarsoodi ah ku yeelanaya Kenya

NAIROBI (SMN) - Wararka naga soo gaaraya dalka Kenya ayaa sheegaya in inta badan madaxda maamul goboleedyada ay haatan ku sugan yihiin magaalada Nairobi ee caasimadda dalkaasi.   Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Shabelle Media Network (SMN) u sheegay in madaxweynayaasha maamullada Puntland, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ay wada joogaan Nairobi, halkaas oo ay ka wadaan dhaqaaqyo siyaasadeed oo kala...

Dowladda Sweden oo danjire cusub u soo magacowday Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Sweden u fadhiyi doona dalkeenna Amb. Joachim waern oo baddelaya danjirahoodii hore ee dalkeenna u joogay.   Wasiirka iyo Danjiraha cusub ayaa ka wada hadlay sii wadidda iyo adkaynta xiriirka dhinacyada badan ee ka dhexeeya labada dal ee Soomaaliya...

Faah-faahino kasoo baxaya duqeymo culus oo ka dhacay gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saaka diyaarado dagaal ay duqeymo ka gaysteen qaybo ka mid ah gobolkaas oo hoostaga Galmudug.   Diyaaradaha ayaa duqeeyay deegaanka Cali Halye oo ka tirsan gobolka Galgaduud, isla-markaana u dhow xadka ay wadaagaan gobolkaas iyo Shabeelaha Dhexe. Wararka ayaa sheegaya in duqeynta lala beegsaday goob ay isku uruursanayeen xubnaha Al-Shabaab, balse...

AU blocked Somalia request for 3-month delay in ATMIS drawdown – sources

ADDIS ABABA, Ethiopia - The African Union has blocked the request of the Somali government to the Security Council on the 19th of this month to delay the drawdown of ATMIS troops for 3 months.   Although the African Union has not yet issued an official statement on this matter, diplomats in Ethiopia at the AU headquarters said that the plan...

Midowga Africa oo diiday dalab DF Soomaaliya u gudbisay UN-ka

ADDIS ABABA (SMN) - Midowga Africa ayaa is-hortaag ku sameeyay, islamarkaana diiday dalabkii dowladda Soomaaliya 19-kii bishan u gudbisay Gollaha Amaanka ee ahaa in dib loo dhigo mudo 3 bilood ah dhismista Ciidamada ATMIS.   Inkastoo wali Midowga Africa kasoo bixin war rasmi ah oo arintan ku saabsan, haddana diblomaasiyiin ku sugan dalka Itoobiya oo ku taalla xarunta AU-da ayaa sheegay...

ATMIS and Somali security forces step up joint patrols in Barawe

Barawe – Troops from the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the Somali Security Forces have stepped up joint patrols in the Barawe district in South West State to thwart attacks by the Al-Shabaab terror group.   The Commander for Battle Group 38 from ATMIS Uganda People’s Defence Forces (UPDF) based in Barawe, Col. Christopher Berochan, says the joint...

Sawirro: Hay’adda SoDMA oo $375,000 ku wareejisay maamulka isbitaalka Madiina

MUQDISHO (SMN) - Guddomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Mahamuud Moallim Abdulle oo Maanta booqasho ku tagay isbitaalka weyn ee Madiina ayaa Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyed Generaal Sulub Axmed Firin iyo Maamulka sare ee isbitaalkaas ku wareejiyey lacag gaaraysa 375,000 oo dollars oo hordhac ah.   Lacagtan ayaa waxaa loogu talagalay Wajiga koobaad ee dhismaha Xarunta Gargaarka deg-degdeg...

Madaxweynaha HirShabelle oo booqasho ku tegay deegaanka Cali Fooldheere

MAHADAAY (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gaaray deegaanka Cali Fooldheere ee gobolka Shabeellada dhexe, isago la hadlay Ciidanka Qaranka iyo Xoogagga xoreynta deegaanka.   Cali Guudlaawe ayaa Ciidanka Qaranka iyo dadka deegaanka ku ammaanay doorka ay ka qaateen la dagaallanka Al-Shabaab iyo sida ay ugu babbac dhigeen cadowga. Sidoo kale wuxuu ugu baaqay in inta yar ee halganka ka...

Dowladaha Mareykanka iyo Kenya oo ka wada-hadlay dagaalka Al-Shabaab

NAIROBI (SMN) - Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd Austin ayaa isniintii carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo "in la joogteeyo" dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.   kadib shir jaraa'id oo uu Nairobi kula yeeshay isniiintii, Wasiirka Difaaca Kenya Aadan Barre Ducaale ayuu Xoghaye Austin sheegay in loo baahan yahy in la dardargiliyo dagaalka lagula jiro Al-Shabaab. Xoghayaha ayaa booqasho ku tagay caasimadda dalka Kenya...

Sawirro: Soomaaliya oo ka qeyb-gashay furitaanka shirka isku xirka Tamarta 2023

BEINJING (SMN) - Safiirka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha  Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Beijing kaga qeyb galay munaasabadda furitaanka shirka caalamiga ah ee isku xirka Tamarta ee 2023.   Shirkan oo maanta furmay ayaa waxaa soo qaban qaabisay Hay’adda caalamiga ah ee isku xirka tamarta iyo horumarinta iskaashiga ee Global Energy Interconnection Development and Cooperation Organisation (GEIDCO), waxaana...

WARAR KALE

Somali Shops Hit by Anti-Foreign Unrest in South Africa

MOGADISHU, Somalia – Somali-owned shops lie in ruins, with shattered glass, empty shelves and overturned refrigerators following anti-foreigner protests across South Africa.   Protests escalated into...

Mareykanka oo dib u xaqiijiyay taageerada uu u hayo Soomaaliya munaasabadda 66-guurada Xorriyadda

Washington – Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Marco Rubio, ayaa hambalyo u diray shacabka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya munaasabadda 66-guurada Maalinta Qaranka, isagoo dib...

Somali opposition group urges dialogue, warns against interference in Puntland

MOGADISHU, July 1 – The Somali Future Council congratulated Somalis on the 66th anniversary of the country's independence and unification, while warning that Somalia...