Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxay ka wada-hadleen Maxamuud Macallin iyo Danjiraha Imaaraadka?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan looga hadlayay taageerada arrimaha xasilnta, u-diyaar garowga Duufaanta El-Nino iyo xoojinta deeqaha iyo gargaarka la yeeshay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Juma Al-Rumaithi.   Dhinacyadu waxa ay isla garteen muhiimadda ay leedahay in deg-deg looga jawaabo baahiyaha bani'aadannimo ee ka jira goobaha laga...

CC Shakuur oo booqday jiidda hore ee dagaalka, kadibna diray farriin culus

DHUUSAMAREEB (SMN) - Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Gargaarka oo Booqday Galmudug iyo agaagaga ay ka socdaal howlgalladda Xoreynta ayaa la hadlay dadka deegaanka, isaga oo ku guubaabiyey in ay iska kaashadaan dadaalada ay iskaga dul qaadayaan Al-Shabaab.   Cabdiraxmaan oo booqday deegaano u dhow caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa booqday farriisin ay ku...

Itoobiya oo shaaca ka qaaday inay dishay 462 ka tirsanaa Al-Shabaab

ADDIS ABAB (SMN) - Dowladda Itoobiya ayaa war cusub kasoo saartay dagaal toos ah oo ay ciidamadeeda Arbacadii lasoo dhaafay Al-Shabaab kula kaleen duleedka degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool ee koonfura Soomaaliya.   Saraakiil ka tirsan milatariga Itoobiya ayaa u sheegay Wakaaladda Wararka ee XINHUA inay dagaalkaas ku dileen ugu yaraan 462 oo ka tirsanaa Al-Shabaab. Sidoo kale waxa ay intaasi ku dareen...

DF oo go’aan culus ka soo saartay ka ganacsiga gargaarka Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka ayaa waxaa looga hadlay arrimo ku aadan gargaarka bani'aadanimo ee Soomaaliya, kadib go'aankii Ururka Midowga Yurub ee lagu hakiyay dhaqaalihii uu ururka siin jireen Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP, qeybteeda Somalia.   Bayaankan ayaa waxaa lagu mamnuucay ka ganacsiga gargaarka bani'aadanimo ee Soomaaliya, si...

R/W Xamza oo New York kula kulmay ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya

NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa madasha uu ka soconayo shirka guud ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee New York waxa uu kulan kula yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka dalka Ethiopia, Demeke Mekonnen Hassen.   Labada mas'uul ayaa waxa ay ka wada-hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka iyo iskaashiga u...

Sawirro: Guddoonka labada Aqal oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) - Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan xildhibaano labada gole ka tirsan ayaa goordhow gaaray Magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.   Wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Dhuusamareeb kusoo dhoweeyay Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid. Ujeedka wafdigan ay hoggaaminayaan guddoomiyeyaasha labada...

Minister Farah Sheikh Abdulkadir Highlights Education as Somalia’s Top Priority at UNGA Sideline Meeting

NEW YORK, September 20, 2023 – In a powerful address during a sideline UNGA (United Nations General Assembly) meeting on “What is Systems Transformation and How Do We Achieve It?”, organized by Cambridge University and Center for Education at Brookings Institute Minister Farah Sheikh Abdulkadir illuminated Somalia’s unwavering commitment to revamping its education system.   Minister Farah expressed that the Federal Government...

R/W ku xigeenka oo furay mashruuca ka soo kabashada xasaradaha Somalia.

MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Ra’iisul Wasaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay mashruuca ka soo kabashada xasaradaha Soomaaliya, kaas oo wax wayn ka tari doona ka jawaab celinta xasaradaha deg-degga ah iyo soo bandhigidda baahiyaha maal-gelineed ee Xarunta Qaran ee howl-gallada gurmadka deg-degga ah, taas oo qayb ka ah Hay’adda...

Two Somali citizens killed in latest xenophobic attacks in South Africa

CAPE TOWN, South Africa - Two Somali nationals have been killed in a wave of ongoing xenophobic violence in the South African East Cape region in the past 48 hours.   According to the eyewitnesses, Abdulkadir Moalim Maareye and Hassan Hamoud Jaras were attacked in their shop in rural villages by South African gangs and killed in a brutal way. Police arrived...

UK announced a further £5 million in support for Somalia’s security forces

MOGADISHU, Somalia - The UK Government has announced a further £5 million in funding for the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) Trust Fund to support Somalia's Security Forces.   The new funding was announced during a meeting between Somalia's National Security Advisor, Hussein Sheikh Ali, and the UK's Deputy National Security Adviser for International Affairs, Dame Sarah MacIntosh during...

WARAR KALE

Mareykanka oo dib u xaqiijiyay taageerada uu u hayo Soomaaliya munaasabadda 66-guurada Xorriyadda

Washington – Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Marco Rubio, ayaa hambalyo u diray shacabka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya munaasabadda 66-guurada Maalinta Qaranka, isagoo dib...

Somali opposition group urges dialogue, warns against interference in Puntland

MOGADISHU, July 1 – The Somali Future Council congratulated Somalis on the 66th anniversary of the country's independence and unification, while warning that Somalia...

US reaffirms support for Somalia on 66th National Day

WASHINGTON, July 1 – U.S. Secretary of State Marco Rubio on Wednesday congratulated Somalia on the 66th anniversary of its National Day, reaffirming Washington's...