Ciidamada Danab oo howlgal culus ka fuliyay duleedka Kismaayo + Khasaaraha
KISMAAYO (SMN) - Taliyaha Ururka 5-aad, Guutada 16-aad ee ciidamada Danab, Carab Dheeg Axmed oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay Tuulada Kuuba-Kabir oo hoostagtga deegaanada Janaay Cabdalle ee gobolka Jubbada Hoose.
Carab Dheeg ayaa sheegay in ciidamada Danab ay ka hortageen weerar ay doonayeen Al-Shabaab inay ku qaadeen deegaanka Janaay Cabdalla iyo deegaanada hoos...
Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo Catriona Laing?
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Catriona Laing.
Madaxweynaha iyo Ergeyga ayaa ka wada hadlay qorshaha xasilinta ee degaannada laga xoreeyey argagixisada iyo sidii addeegyada aasaasiga ah loo gaarsiin lahaa bulshada sannadaha badan ku noolaa gaboodfallada argagixisada iyo...
Faah-faahin ku saabsan dil xalay ka dhacay magaalada Cadaado
CADAADO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil xalay ganacsade caan ahaa loogu geystay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.
Marxuumka ayaa waxaa lagu magacabi jiray, Cabdullaahi Ciise Shabeel, wuxuuna ka mid ahaa ganacsatada deegaanka.
Wararka ayaa sheegaya in dilka uu geystay nin kale oo shacab ah, kaas oo ay gacanta kusoo dhigeen ciidamada ammaanka.
Taliyaha saldhigga booliska Cadaado, Maxamed...
DF oo shaaca ka qaaday in duqeyn lagu dilay 18 ka tirsanaa Al-Shabaab
AFGOOYE (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgal iyo duqeyn dhanka cirka ah oo ka dhacday qaybo kamid ah Sh/Hoose.
Weerarkan oo ay iska kaashadeen ciidamada Xoogga dalla iyo Saaxibada Caalamiga ah ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanada Baladul-Amiin iyo Baladul-Kariim, sida ay sheegtay dowladda Soomaaliya.
"Ciidanka Qaranka oo kaashanaya saaxiibada Caalamka ayaa howlgal qorshaysan...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Axmed Madoobe iyo Safiirka UK ee Somalia?
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Aqalka martida kulan kula yeeshay Safiirka UK ee Soomaaliya Mike Nithavrianakis oo booqasho ku yimid Jubaland.
Kulanka ayaa lagaga hadlay Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo sidii loo xasilin lahaa deegaanada la xoreeyay dadka ku noola ay u heli lahayeen kaalmo deg deg ah.
Waxaa kale oo Kulanka lagaga...
Miraa farmers suffer blow in new Ethiopia-Somalia trade deal
NAIROBI, Kenya - Miraa farmers in Kenya are staring at decline in sales after Somalia granted Ethiopia 10 days of exclusive khat market access every month.
Nyambene Miraa Trade Association (Nyamita) chairman Kimathi Munjuri told Nation.Africa that cargo airlines operating from Nairobi had received instructions from Mogadishu not to allow miraa cargo from August 11.
The developments come after Ethiopia, reportedly,...
Hoos u dhac weyn oo ku yimid qaadka ay Kenya usoo dhoofiso Somalia
NAIROBI (SMN) - Hoos u dhac wayn ayaa ku yimid dhaqaalaha Beeralayda qaadka ee Kenya kadib markii sida la sheegay dowladda Federaalka Soomaaliya siisay Itoobiya 10 maalmood bil kasta suuqeeda qaadka.
Wageyska Daily Nation ayaa sheegay in ganacstada Qaadka Kenya maalmo kooban amar lagu siiyay in ay joojiyaan dhoofinta qaadka ee dalka Soomaaliya, taasoo ay walaac ka muujiyeen.
Arintan ataa timid...
Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo la wareegay degmada Ruun-nirgood
RUUN-NIRGOOD (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada huwanta ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degmada Ruun-nirgood ee gobolkaaasi, kadib markii ay isaga baxeen xubnaha Al-Shabaab.
Guddoomiyaha degmadaasi Macallin Muxyidiin Maxamuud oo warramay Idaacadda Shabelle ayaa shaaca ka qaaday in wax dagaal uusan ka dhicin magaalada, isla-markaana ay gudaha galeen degmadaas oo...
OP-ED: I’ve witnessed the resilience of young people. I know the youth of Somalia are ready
MOGADISHU, Somalia - A little over a year ago, I arrived in Somalia to lead the country program of the United Nations Population Fund (UNFPA), fully aware of the country’s promise and challenges. But that was also part of the excitement of my new assignment. To be part of Somalia’s road to recovery, banding together with veritable partners to...
Heavy fighting erupts after Al-Shabaab attack on army base
BASRA, Somalia – A fighting broke out between Al-Shabaab and Somali government troops on the outskirts of Mogadishu, the country’s capital city on Saturday, residents said.
Confirming the incident, some villagers in the Basra area said the battle came following a morning ambush attack against the SNA base by the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab fighters.
Basra lies along the main highway between Afgoye...












