Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Shirka golaha wasiirada XFS oo looga hadlay amniga Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in lagu guuleystey sugidda amniga caasimadda Muqdisho, taas oo sare u qaadday kalsoonida shacabka Soomaaliyeed ay ku qabaan dowladdooda.   Ra’sul Wasaaraha oo guddoomiyey shirka amniga caasimada, kaas oo looga hadlay dardargelinta sugidda amniga Muqdisho ayaa intaas ku daray in Xukuumadda #DanQaran  oo ka duulaysa Tiirka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo weerar afka ah ku qaaday ciidamada ATMIS

DOOXA  (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay guul-darrada Ciidanka Nabad Ilaalinta ee Midowga Afrika ee ATMIS. Isagaa la hadlayay Saraakiil iyo Saraakiil-xigeenno ku biiraya Ciidamada Qalabka Sida oo tabbabar uu uga socda dalka Qatar, ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu cod dheer ku sheegay in Ciidanka ATMIS aysan marnaba ka dhaqaaqin xeryahooda balse...

Madaxweyne Biixi oo shaaciyay inay sii wadi doonaan dagaalka Laascaanood

HARGEYSA (SMN) - Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka hadlay munaasabadda 18-ka May ee aas aaska Somaliland ayaa markale ka hadlay arrimo la xiriira colaadda weli ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.   Muuse Biixi ayaa shaaca ka qaaday in dagaalka ay sii doonin, isla-markaana aysan ka tanaasuli doonin taako kamid ah dhulka Somaliland, sida uu...

Somalia: Southwest State executes two men for killing

BAIDOA - The Somali military court on Thursday morning executed two men accused of committing murders in Baidoa.   Adam Ali Abdi who killed the late Moalim Dahir Abdullahi Mukhtar and Mohamed Geedow Nurow who also killed Jamal Abdikarin Maadey faced the firing squad outside the city. Officials and officials from the Southwest state and the relatives of the victims were...

Madaxweynaha JFS oo war ka soo saaray geerida Korneel Cismaan Maxamed Jeelle

DOOXA (SMN) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Korneel Cismaan Maxamed Jeelle.   Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in Korneel Cismaan Maxamed Jeelle uu muddo dheer u soo adeegayey qaranka Soomaaliyeed, isagoo soo qabtay xilal kala duwan oo ay ka...

Sawirro: Koonfur Galbeed Soomaaliya oo dil toogasho ah ku fulisay laba nin

BAYDHABO (SMN) - Maxkamadda gobolka Baay ayaa saaka xukun dil toogasho ah oo ay horay u riday ku fulisay laba nin oo lagu helay inay dilal ka geysteen magaalada Baydhabo.   Labada nin ee qasaasta lagu fuliyay ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray, Aadan Cali Cabdi iyo Maxamed Geedow Nuurow, kuwaas oo saaka tiirka la geeyay, laguna fuliyay dilka. Aadan Cali Cabdi...

R/W Xamza oo sagootiyay safiirka Mareykanka ee Soomaaliya + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa uga mahadceliyay Dowladda Mareykanka taageerada ay siiso Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee dhinacyada Amniga, La-dagaallanka Argagixisada, Waxbarashada, Arrimaha Bulshada iyo Bini’aadannimada.   Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay munaasabad lagu sagootinayay Danjiraha sii baxaya ee Mareykanka Larry J. Andre oo ay dhammaatay hawshiisi diblomaasiyadeed ee Soomaaliya, oo ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saraakiil loo tababarayo DF kula kulmay Qatar

DOOXA (SMN) - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay  Saraakiil iyo Saraakiil-xigeenno ku biiraya Ciidamada Qalabka Sida oo tababar uu uga socda dalka Qatar.   Madaxweynaha ayaa la wadaagay Ciidamadan rajada shacabka Soomaaliyeed ay ku qabaan in ay hormuud u noqodaan howlgallada socda ee xoreynta dalka. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey dowladda Qatar doorkan kuu aaddan dib u dhiska Ciidamada...

Fighting and artillery shelling reported near LasAnod

LASANOD (SMN) - Heavy fighting with artillery bombardments were reported on the outskirts of LasAnod, the regional capital of Sool on Thursday morning.   The battle between SSC-KHATUMO and Somaliland forces was raging on in Maraga area, which is located in eastern LasAnod City and both sides exchange machine guns and RPGs, according to residents. The fighting comes as Somaliland is celebrating today,...

Dagaal culus oo markale dib uga qarxay duleedka magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in saaka markale uu dagaal culus dib uga qarxay duleedka bari ee magaalada Laascaanood, kaas oo u dhexeeyo ciidamada milatariga Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka ee SSC-Khaatumo.   Dagaalka oo ah mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu haatan ka socdo aagga deegaanka Maraaga, halkaas oo ay ku dagaalamayaan...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...