Kulan looga hadlay arrimaha dastuurka oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho
Kulankaan oo loo qabtay qeybaha bulshada ,waxaa looga hadlay hubinta iyo taageerada ansixinta Dastuurka cusub ee joogtada ah ee Soomaaliya kaas oo muddo 3-cisho ah ka socday Magaalada Muqdisho.
Kulankaasi waxaa laga soo saaray , baaq ku aadan in la hubiyo,lana tixgeliyo aragtida dhallinyarada, haweenka, odayaasha iyo dadka naafada ah, marka la dhammaystiro dukumintiga .
“Waxaan ku rajo weynahay in marka...
Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya oo qarax lagula eegtay gobolka Jubbada Hoose
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM saacadihii lasoo dhaafay lagula eegtay qeybo ka mid ah gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya.
Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warramayaa in kolonyo ay wateen ciidamadaasi lagula beegdsaday duleedka deegaanka Kulbiyow ee gobolkaasi.
Wararka ayaa...
Aqriso: Wararkii ugu dambeeyey ee shirka golaha wada-tashiga qaran
Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa lagu sheegay in Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka uu maalinta Sabtida 21-ka Agoosto, 2021 uu ka furmi doono Teendhada Afisyoone ee Muqdisho.
“Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa si rasmi ah uga furmaya Afisyoone maalinta Sabtida 21-ka Agoosto, 2021” ayaa lagu yiri warja qoraalka ah ee ka soo...
MW Farmaajo oo kulan soo dhoweyn ah u sameeyey wafdiga Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho sharaf ah oo ka dhacay Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay diblomaasiyiinta iyo wafdiga Dowladda Turkiga ee ka qeyb galay munaasabadda xuska 10 sano guurada ka soo wareegtay dib u cusbooneysiinta xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in xiriirka faca-weyn ee ka dhaxeeya dadka Soomaaliyeed iyo walaalahooda Turkiga uu yahay...
Suicide attack in Somali capital kills at least 2
At least two people were killed and several others wounded today in a suicide bomb explosion in the Somali capital Mogadishu, an official said, Anadolu reports.
The site of the blast was near the headquarters of the country's National Intelligence and Security Agency, with a soldier among those killed, a police official in Mogadishu said.
"The police believe that the attack was caused...
Kenya refunded cash for troops in Somalia Shabaab war
Reimbursements to Kenya for troops fighting Al-Shabaab militants in Somalia for the last financial year surpassed the target after the European Union (EU) and its partners wired nearly Ksh5.6 billion ($51 million) between April and June.
The Treasury says in the latest exchequer statistics total disbursements topped Ksh8.94 billion ($81.6 million), marginally exceeding revised Ksh8.74 billion ($79.8 million) by 2.37...
UN calls for protection of aid workers amid crisis in Somalia
The United Nations on Thursday called on all parties in Somalia to protect humanitarian workers who provide life-saving assistance to vulnerable persons in the country.
Adam Abdelmoula, UN resident coordinator and humanitarian coordinator for Somalia, said 146 incidents impacting humanitarian operations have been recorded in Somalia since the start of 2021 and in the first seven months of 2021, one...
Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho + khasaaraha
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ahaa oo caawa ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay meelo badan oo ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay agagaarka isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho.
Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku sii daraya...
Madaxweyne goboleedkii ugu horreeyey oo soo gaaray Muqdisho
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho.
Socdaalka Lafta Gareen ayaa ah ka qeyb-galka Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran ee u dhexeeya dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
Sidoo kale hoggaamiyeyaasha kale ee maamul goboleedyada dalka ayaa la filayaa inay saacadaha soo socda soo gaaraan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
function...
Dibad-bax looga soo horjeedo ciidanka AMISOM oo ka dhacay Muqdisho
Boqlaal dadweyne ah ayaa maanta Muqdisho ka dhigay dibad-bax looga soo horjeedo dil ay dhowaan ciidamada AMISOM dad shacab ahaa ugu geysteen gobolka Shabeelaha Hoose.
Dadka dhigayey dibad-baxa ayaa sitay boorar ay ku qoran yihiin erayo ay ka mid ahayeen dil gar-darro ah dooni meyno, xasuuq dooni meyno iyo erayo kale, kuwaas oo ay ku muujinayeen dareenkooda ku aadan dadkii...













