SoDMA oo gargaarka bini’aadantinimo gaarsiisay degmada Jalalaqsi
Jalalaqsi - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Hirshabelle, ayaa degmada Jalalaqsi ka fulisay wajiga labaad ee gargaarka loogu talagalay dadka ay abaaruhu si daran u saameeyeen.
Gargaarkan, oo qeyb ka ah howlgal ballaaran oo lagu taageerayo bulshada nugul, ayaa waxaa ka faa’iideystay 2,009 qoys, kuwaas oo u mahadceliyay SoDMA iyo bah-wadaagta taageertay.
Qoysaska...
Somalia President Receives Credentials of Eight New Ambassadors
MOGADISHU, December 3, 2025 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday received the credentials of eight new ambassadors representing countries with which Somalia maintains diplomatic relations.
The ambassadors are from Egypt, Indonesia, Sweden, Cuba, Canada, Finland, Norway, and Spain. They include Mohamed Salah Keshtah (Egypt), Witjaksono Adji (Indonesia), Hans Henric Lundvqist (Sweden), Inés Fors Fernandez (Cuba), Joshua Brenber Tabah...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Safiirrada Dalalka Caalamka
MUQDISHO — 03 Diseembar 2025: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabad ka dhacday Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirro ka socda siddeed dal oo ay Soomaaliya xiriir dhow la leedahay.
Dalalka safiirrada cusub ay ka kala socdaan ayaa kala ah: Masar, Indonesia, Sweden, Cuba, Canada, Finland, Norway iyo Spain.
Safiirrada warqadahooda gudbiyey ayaa kala...
Germany officially recognizes Somalia’s diplomatic passport
BERLIN — Germany has officially recognized Somalia’s diplomatic passport for entry and residency, a decision announced in the Federal Gazette on December 1, 2025, Somali authorities said Tuesday.
The move allows holders of Somali diplomatic passports to enter Germany and reside in the country under standard diplomatic protocols.
Somalia’s Ministry of Foreign Affairs welcomed the development, describing it as “a sign...
Somali deputy prime minister meets Saudi ambassador to strengthen bilateral ties
MOGADISHU — Somalia’s Deputy Prime Minister, Salah Ahmed Jama, met on Tuesday with the Saudi Arabian ambassador to Somalia, Ahmed bin Mohammed Al-Muwalled, in a meeting aimed at reinforcing bilateral relations between the two countries.
During the talks, both officials discussed enhancing cooperation in key areas including security, economic development, and infrastructure projects, according to a statement from the Somali...
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay inay adkeeyaan iskaashi laba-geesood ah
MUQDISHO — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga Carabiya ee u fadhiya Soomaaliya, Axmed bin Maxamed Al-Muwalled.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba-geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudiga, iyadoo labada masuul ay isku raaceen muhiimadda ay leedahay adkeynta iskaashiga ku qotoma amniga, dhaqaalaha, iyo mashaariicda horumarineed ee...
Somalia’s finance minister attends international conference on economic development
NAIROBI — Somalia’s Minister of Finance, Bihi Iman Cige, attended a two-day international conference in Nairobi focused on advancing the country’s economic development and strengthening cooperation between the federal government and international partners, officials said Wednesday.
The event, organized by the Somali Development and Reconstruction Bank, brought together representatives from key international financial institutions, including the World Bank, African Development...
Wasiirka Maaliyadda oo ka qeyb-galay shir caalami ah oo lagu horumarinayey dhaqaalaha Soomaaliya
NAIROBI — Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa ka qeyb-galay shir caalami ah oo labo maalmood socday magaalada Nairobi, kaas oo uu soo qaban-qaabiyay Bangiga Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya, iyadoo diiradda lagu saaray sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha dalka iyo xoojinta iskaashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha caalamiga ah.
Shirkan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa hay’ado iyo...
Somalia’s foreign minister receives credentials from five newly appointed ambassadors
MOGADISHU — Somalia’s foreign minister on Wednesday received copies of the credentials of five newly appointed ambassadors, marking a fresh round of diplomatic engagements as the country seeks to bolster international ties.
Abdisalam Abdisalaan Ali, Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, accepted the documents from the incoming envoys of Canada, Finland, Norway, Cuba and Spain during a ceremony...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo guddoomay waraaqaha aqoonsiga safiirro cusub oo dalal dhowr ah
MUQDISHO — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Cabdisalam Cabdi Cali, ayaa guddoomay nuqullo ka mid ah waraaqaha aqoonsiga danjirinimo ee safiirrada cusub ee dalalka Canada, Finland, Norway, Cuba iyo Spain.
Munaasabadda oo ka dhacday Muqdisho ayaa waxaa safiirrada lagu soo dhaweeyay xafiiska Wasaaradda Arrimaha Dibadda, iyadoo Wasiir Cabdisalam uu ku ammaanay ku biiristooda kororka tirada diblomaasiyiinta dalalkooda...









