Madaxweyne Deni oo Kusoo Wajahan Muqdisho
Mogadishu – Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa lagu wadaa inuu gaaro magaalada Muqdisho xilli uu cirka isku sii shareerayo khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland.
Socdaalka Madaxweyne Deni ayaa kusoo aadaya iyadoo dalka ay ka jiraan xaalado siyaasadeed oo xasaasi ah, gaar ahaan doodaha la xiriira doorashooyinka iyo muddo xileedka Madaxweynaha Xassan Sheekh Maxamuud...
Midowga Afrika oo Mar Kale Ku Celiyay Dalabka Dib-u-habeynta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
Nairobi - Kulan heer wasiir ah oo ku saabsan dib-u-habaynta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, oo ka dhacay geesaha Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi, H.E. Maxamuud Cali Yuusuf, Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU), ayaa mar kale xaqiijiyay mowqifka Midowga Afrika iyo mabda’a leh ee ku aaddan dib-u-habeynta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.
Gudoomiyuhu wuxuu hoosta ka xariiqay in...
Dowladda Soomaaliya iyo Algeria oo Kawada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga
Algeria – Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali Xoosh, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Algeria, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa Algeria Saciid Sacyuud.
Kulanka ayaa waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Badaawi, Safiirka cusub ee Algeria u fadhiya Soomaaliya Maxamed Calim, iyo Safiirka Soomaaliya ee Algeria Yuusuf Axmed Xasan.
Labada dhinac ayaa...
Mareykanka oo Ku Booriyay Dowladda Koonfurta Suudaan Dib-u-soo Celinta Nabadda iyo Dib-u-habeyn Dowladda ah
Juba, Koonfurta Suudaan – Sarkaal Sare oo ka tirsan Xafiiska Afrika ee Dowladda Mareykanka, Nick Checker, ayaa booqasho shaqo ku tagay magaalada Juba, halkaas oo uu kulamo kula yeeshay madaxda sare ee dowladda South Sudan.
Intii uu socday kulanka, sarkaalku wuxuu sharaxay mudnaanta Dowladda Mareykanka ee ku aaddan Koonfurta Suudaan, oo ay kamid yihiin horumarinta nabadda, yareynta ku-tiirsanaanta gargaarka dibadda,...
Somali President Holds Talks With Museveni During Uganda Visit
KAMPALA, Uganda — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Kampala on an official visit to attend the inauguration ceremony of Uganda’s re-elected President Yoweri Museveni, Somali officials said on Monday.
During the visit, Mohamud held talks with Museveni focused on strengthening bilateral relations between Somalia and Uganda, including cooperation on security, counterterrorism and broader strategic partnerships.
The two leaders also...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Uganda kana Qeyb Galaya Caleemo-saarka Madaxweynaha Uganda
Kampala, Uganda – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa safar shaqo ku gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo uu uga qeyb galayo munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha la doortay ee Uganda, Yoweri Kaguta Museveni.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan la yeeshay dhiggiisa Uganda, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo ee u dhexeeya labada dal, iskaashiga dhinacyada amniga...
Somali Opposition Condemns Government Over Blocked Protest in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s opposition coalition, the Somali Salvation Forum, on Monday condemned what it described as government efforts to block a planned peaceful protest in Mogadishu.
In a statement, the opposition group said the demonstration had been organized to express solidarity with residents allegedly displaced from their homes through what it called forced and unlawful evictions.
The coalition said the...
Madasha Samatabixinta oo Cambaareysay Tallaabooyin Lagu Hor Istaagay Bannaanbax Nabadeed
Muqdisho, Soomaaliya – Madasha Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ee mucaaradka ayaa si adag u cambaareysay tallaabooyin ay sheegeen in dowladda Federaalka Soomaaliya ku hor istaagtay bannaanbax nabadeed oo ay xubnaha madashu ka abaabuleen magaalada Muqdisho.
Warsaxaafadeed kasoo baxay mucaaradka ayaa lagu sheegay in bannaanbaxaasi uu ahaa mid nabadeed, isla markaana looga gol lahaa in lagu muujiyo dareenka shacabka laga barakiciyay guryahooda,...
Ra’iisul Wasaaraha Xamze oo Kulan la Qaatay Waxgaradka Gobolka Mudug
Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka, waxgaradka, siyaasiyiinta iyo masuuliyiinta dowladeed ee kasoo jeeda gobolka Mudug.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha dowlad-dhiska, horumarinta adeegyada bulshada iyo xoojinta horumarka dalka, iyadoo Ra’iisul Wasaaruhu uu dhageystay talooyin iyo aragtiyo ay soo jeediyeen qeybaha kala...
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta oo loo Dhaariyay Xilka
Muqdisho, Soomaaliya – Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, kaas oo uu shir guddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka, Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar.
Ajendaha kulanka ayaa ahaa dhaarinta Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Intii uu socday kulanka,...











