Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia, UK Hold Talks on Strengthening Human Rights Cooperation in Geneva

GENEVA — Somalia’s Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, held talks in Geneva with Britain’s Human Rights Ambassador Eleanor Sanders focused on boosting cooperation in the promotion and protection of human rights, Somali officials said.   The meeting discussed ways to strengthen collaboration between Somalia and the United Kingdom, particularly in advancing human rights protections and accelerating...

Madaxweynaha Koonfurta Suudaan oo Bedelay Taliyaha Ciidanka

Juba – Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir ayaa xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dalka iyo wasiirkii maaliyadda, sida ay warbaahinta dowladda shaacisay fiidnimadii Arbacada.   Isbeddelladan ayaa qeyb ka ah xil ka qaadisyo iyo magacaabisyo isdaba joog ah oo muddooyinkii dambe ka socday dowladda Madaxweyne Kiir. Taliyihii ciidamada ee xilka laga qaaday, General Paul Nang, ayaa xilka hayay tan iyo bishii Oktoobar. Mudadii...

Weerarro Dad Badan Lagu Dilay oo Ka Dhacay Bartamaha Mali

Mopti, Mali – Ugu yaraan ku dhawaad 50 qof ayaa lagu dilay weerarro argagixiso oo ka dhacay laba tuulo oo ku yaalla bartamaha dalka Mali, sida ay ilo-wareedyo kala duwan u sheegeen wakaaladda wararka ee Reuters. Wakaaladda AFP ayaa dhankeeda sheegtay in dhimashadu ay ka badan tahay 30 qof.   Weerarradan ayaa loo arkaa kuwii ugu khasaaraha badnaa tan iyo markii...

Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo Geneva Kulan kula Qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka UK

Geneva, Switzerland – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Geneva kulan miro dhal ah kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska, Eleanor Sanders.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada shaqeynta u dhaxeysa Soomaaliya iyo Ingiriiska, gaar ahaan dhinacyada horumarinta iyo ilaalinta xuquuqul insaanka, iyo sidii loo sii dardargelin...

Xildhibaan Ka Tirsan Mucaaradka oo Taageero u Muujiyay Shacabka La Barakiciyay

Muqdisho – Xildhibaan Caano Nuug oo kamid ah mudanayaasha mucaaradka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay garab taagan yihiin shacabka laga barakiciyay magaalada Muqdisho.   Xildhibaanka ayaa nasiib darro ku tilmaamay burburinta guryaha dadka danyarta ah, isagoo ku eedeeyay dowladda inay xili habeen ah dumisay hoy ay deganaayeen qoysas rayid ah. Waxa uu sheegay in mucaaradku ay sii wadi doonaan taageerada ay u...

Guddoomiyayaashii Hore ee Banaadir oo Taageeray Dibadbaxa loo Qabanayo dadkii laga Barakiciyey Muqdisho

Muqdisho – Qaar kamid ah guddoomiyayaashii hore ee degmooyinka gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiin hore oo ka tirsanaa maamulka gobolka ayaa shaaciyay inay garab istaag u muujinayaan shacabka laga barakiciyay magaalada Muqdisho.   Taageeradan ayaa kusoo beegmeysa xilli ay mucaaradku iclaamiyeen dibadbax ballaaran oo la qorsheeyay in la qabto 10-ka bishan, kaas oo lagu muujinayo taageerada dadka barakacayaasha ah ee laga raray...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ka Hadlay Amniga magaalada Muqdisho

Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, kaas oo looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan amniga, dardargelinta howlaha dowladda iyo saameynta culeysyada caalamiga ah ee dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha.   Kulanka oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyay Xeer-nidaamiyaha Adeegyada Amniga Gaarka ah oo ay soo gudbisay...

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga

Muqdisho  – Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay isla markaana ah Isuduwaha Arrimaha Gargaarka Bani’aadannimo ee Qaramada Midoobay, George Conway.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo taageerada la xiriirta marxaladda dhismaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka. Labada dhinac ayaa ka wada...

Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhex Galay Dowladda Federaalka iyo Maamulka Galmudug

Dhuusamareeb – Xiisad siyaasadeed ayaa kasoo dhex muuqatay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Galmudug, kadib muran ka dhashay xilka Taliyaha Booliska Galmudug.   Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Booliska Galmudug, iyadoo xilkaasi u magacowday G/Sare Maxamed Daahir. Si kastaba, saacado kadib ayaa Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), kasoo horjeestay go’aanka dowladda dhexe, isagoo war kasoo baxay xafiiskiisa dib...

Somali Cabinet approves security regulations amid rising economic pressures

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Cabinet on Thursday approved new regulations governing private security services and reviewed the growing economic impact of regional instability, including disruptions linked to tensions in the Strait of Hormuz, officials said.   The weekly Cabinet meeting, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, focused on national security, the economy and the effects of mounting global pressures on...

WARAR KALE

Madaxa AUSSOM iyo Safiirka Midowga Yurub oo Ka Wada Hadlay Nabadda iyo Amniga Soomaaliya

Muqdisho - Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), Danjire El Hadji...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Shiinaha oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Difaaca

Muqdisho - Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan magaalada Muqdisho kula yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya...

Kumaandooska DANAB oo Howlgal Ka Fuliyay Gobolka Baay

BAY - Ciidanka Kumaandooska DANAB ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ceel Bashiir oo hoostaga degmada Buur Hakaba ee gobolka...