Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Markabka Qodista Shidaalka ee Turkiga oo Soo Gaari Doona Soomaaliya si uu u Bilaabo Howlgalka Badda

Muqdisho – Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee Turkey, Alparslan Bayraktar, ayaa shaaca ka qaaday in markabka qodista shidaalka ee Çağrı Bey uu Jimcaha soo gaari doono Soomaaliya, halkaas oo uu ka bilaabi doono howlgalka ugu horreeya ee qodista shidaalka ee badda Soomaaliya.   “Jimcaha, markabkeena Çağrı Bey wuxuu imaan doonaa Soomaaliya. Markabkan ayaan ku bilaabi doonaa howlgalka qodista badda ee...

Somalia, Sudan sign diplomatic passport visa waiver deal

MOGADISHU — Somalia and Sudan have signed a visa exemption agreement for holders of diplomatic passports, in a move aimed at strengthening bilateral relations and facilitating diplomatic cooperation between the two countries, officials said.   The deal was concluded on April 2 during the second session of the Somalia–Sudan Political Consultation Committee, jointly chaired by Hamse Adan Haadow, Permanent Secretary at...

Somali minister meets women’s groups in Baidoa to discuss rights, challenges

MOGADISHU — Somalia’s Minister of Family and Human Rights Development, Khadiija Mohamed Al-Makhzoumi, held talks with women’s organizations in Baidoa, the interim capital of the South West state, focusing on the situation facing women in the region, officials said.   The meeting brought together representatives of women’s groups who briefed the minister on living conditions, key challenges and basic needs affecting...

Soomaaliya iyo Suudaan oo kala saxiixday heshiis is-dhaafsi fiiso diblomaasiyadeed

MUQDISHO - Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan ayaa si rasmi ah u kala saxiixday heshiis is-dhaafsi fiiso oo u gaar ah dadka sita baasaboorrada diblomaasiyadeed, tallaabadan oo loo arko mid muhiim u ah xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo fududeynta wada shaqeynta diblomaasiyadeed ee labada dal.   Heshiiskan ayaa la gaaray 2-da Abriil, intii uu socday kalfadhigii labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed...

Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka Koonfur Galbeed

MUQDISHO - Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), ayaa kulan muhiim ah kula qaadatay ururrada haweenka magaalada Baydhabo, xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.   Kulankan oo diiradda lagu saaray xaaladaha haweenka ku nool Koonfur Galbeed ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka socday ururrada haweenka, kuwaasi oo wasiirka uga warbixiyay...

Xubno katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose – NISA

MUQDISHO - NISA ayaa fulisay howlgal gaar ah oo qorsheysan, kaasoo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay hay'adda ku sheegtay war-saxafadeed ay soo saartay Maanta.   Waxaa howlgalka oo ciidan ajnabi ah ka qeyb-qaatay lagu bartilmaameedsaday xarumo iyo Dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al-Shabaab.

Madaxtooyadda Koonfur Galbeed oo loo magacaabey agaasime cusub

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq u-magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.  

Taliyayaasha Ciidanka Dhulka ee Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay Xoojinta Iskaashiga Milateri

MUQDISHO — Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliya, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Jamhuuriyadda Turkiga, Gen. Metin Tokel, kaas oo lagu xoojiyay iskaashiga milateri ee labada dal.   Intii lagu guda jiray kulanka, labada dhinac waxay diiradda saareen sidii loo horumarin lahaa wada-shaqeynta hawlgallada milateri, tayeynta iyo awood-siinta Ciidanka Xoogga...

Somali and Turkish Ground Forces Commanders Discuss Enhanced Military Cooperation

MOGADISHU — The Commander of Somalia’s Ground Forces, Gen. Sahal Adullaahi Omar, met with his Turkish counterpart, Commander of the Turkish Land Forces, Gen. Metin Tokel, in a high-level bilateral meeting aimed at strengthening military collaboration between the two nations.   During the discussions, both commanders focused on several key areas, including enhancing joint operational coordination, advancing the capabilities of the...

Interim Southwest Leader Meets Elders to Promote Unity and Peace

Baidoa — The interim leader of Somalia’s Southwest State, Jibriil Abdirashid Haji, held talks with traditional elders aimed at strengthening peace and social cohesion, officials said.   The meeting focused on accelerating reconciliation efforts, with the leader highlighting the key role elders play in maintaining stability and resolving community disputes. He stressed that the administration was prioritizing peace and coexistence across the...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka Oo Soo Gabagabeeyey Barnaamij Is-weydaarsi Aqooneed

NAIROBI – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah, kaas oo ay...

Taliyaha NISA Oo Gaaray Dhuusamareeb Xilli La Filayo Doorashooyinka Qof iyo Codka Ah

DHUUSAMAREEB – Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa hada gaaray Degmadda Dhuusamareeb ee Caasimadda...

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka Oo Saxiixay Qaab-dhismeedka Iskaashiga

BAKU, AZERBAIJAN – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB), Dr. Muhammad Al Jasser, ayaa maanta...