Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

Shabelle Media Network

12028 POSTS 1 COMMENTS

WARAR KALE

Wasiirrada Caafimaadka Soomaaliya iyo Turkiga oo kulan laba geesood ah ku yeeshay Istanbul

Istanbul - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, oo safar shaqo ku jooga magaalada Istanbul ee dalka...

Qaramada Midoobay oo ballanqaadday inay sii wadi doonto taageerada Soomaaliya kaddib xiritaanka UNTMIS

New York - Qaramada Midoobay (QM) ayaa ballanqaadday inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya, iyadoo adeegsanaysa hay’adaha, sanduuqyada iyo barnaamijyadeeda dalka ka howlgala,...

Uganda oo Soomaaliya u dirtay Guutada Dagaalka 48-aad ee Ciidamada UPDF

Kampala: Ciidamada Difaaca Dadka Uganda (UPDF) ayaa Soomaaliya u diray Guutada Dagaalka 48-aad (Battle Group 48), taas oo ka mid noqon doonta howlgalka Midowga...