Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Soomaaliya oo heshiis la saxiixatay CIVIC si loo xoojiyo ilaalinta rayidka xilliyada hawlgallada ciidan

MUQDISHO — Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku saxiixay heshiis is-afgarad oo lala galay Xarunta Ilaalinta Rayidka...

Abaarta ayaa barakicisay 62,000 oo Soomaali ah iyadoo IOM ay ka digayso dhibaatooyinka sii...

MUQDISHU - Ugu yaraan 62,000 oo qof ayaa ku barakacay abaaro ku nool shan degmo oo ka tirsan Somalia tan iyo bilowgii sannadka 2026-ka,...

Qaraxyo iyo rasaas ruxay Maali iyo xaaladda ammaanka oo weli adag

Bamako, Maali – Qaraxyo xooggan iyo rasaas culus ayaa subaxnimadii Sabtida ka dhacay qaybo ka mid ah dalka Maali, gaar ahaan meel u dhow...

Markab Shidaal oo lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

MUQDISHO - Saraakiil dhanka ammaanka ah oo la hadlay BBC-da ayaa xaqiijiyay in koox burcad badeed Soomaali ah ay gacanta ku dhigeen markab shidaal...

Masar iyo Pakistan oo Soo Gabagabeeyay Dhoolatus Milatari oo Wadajir ah

Islamabad - Ciidamada qalabka sida ee Egypt iyo Pakistan ayaa si rasmi ah u soo gabagabeeyay dhoolatus milatari oo wadajir ah, kaas oo diiradda...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo booqday Xudur, dhiirrigelinna u sameeyay ciidamo cusub

Xudur, Bakool – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ku tagay degmada Xudur, isagoo ay wehliyaan Taliyaha Taliska...

Danjiraha Cusub ee Soomaaliya u Fadhiya Nigeria oo Waraaqaha Aqoonsiga Gudbiyay

Abuja, Nigeria — Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Nigeria, Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ugu gudbiyay...

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Madaxtooyada ku Qaabilay Xisbiga SINCAD

Baydhabo — Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta aqalka madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka...

Midowga Yurub oo 75 Milyan ku Kordhiyay Taageerada Howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

Muqdisho — Midowga Yurub ayaa ansixiyay €75 milyan (qiyaastii $81 milyan) oo taageero dheeri ah si loo xoojiyo Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee...

Ugu Yaraan 17 Muhaajiriin Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Xeebaha Dalka Algeria

ALGERIA - Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Algeria, Danjire Yuusuf Axmed Xasan, ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 17 muhaajiriin Soomaali ah ay dhinteen ka...

WARAR KALE

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo khadka telefoonka kula hadlay Xoghayaha Guud ee OIC

Muqdisho - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa khadka telefoonka kula hadlay Xoghayaha Guud ee...

Xasan Sheekh oo sheegay in Soomaaliya ay ka gudubtay hannaankii awood-qaybsiga beelaha

Muqdisho, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka gudubtay hannaankii awood-qaybsiga ku salaysnaa beelaha Soomaaliyeed.   Madaxweynaha ayaa...

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...