Dowlada federaalka Soomaaliya oo sheegtay in dalka dhawaan uu geli kobac dhaqaale.
Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka qayb galay munaasabadda soo dhoweynta markabka casriga ah ee qodista shidaalka ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaabilay Wasiirka Tamarta Turkiga
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday dalka Turkiga, kaas oo uu...
Ra’iisul Wasaaraha oo Xiray Tartanka Orodka Toddobaadka Nabadda iyo Horumarka Muqdisho
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay isla markaana si rasmi ah u xiray tartanka orodka...
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiirka Tamarta Turkiga
Muqdisho – Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire, ayaa magaalada Mogadishu ku soo dhaweeyay wafdi heer sare ah oo uu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Gaaray Magaalada Tripoli
Tripoli – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda dalka Liibiya,...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kulan Muhiim ah la Qaatay Saraakiil Caalami ah
Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga...
Siyaasiyiin Soomaaliyeed oo Shir ku Yeeshay Nairobi
Nairobi – Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa ka dhacay shir ay isugu yimaadeen siyaasiyiin miisaan culus ku leh siyaasadda Soomaaliya.
Shirka waxaa...
Guddoomiyaha SoDMA oo Daah-furay Shir ku Saabsan La Qabsiga Isbeddelka Cimilada iyo Xoojinta Adkeysiga...
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa daah-furay shir looga hadlayay la qabsiga isbeddelka cimilada iyo xoojinta adkeysiga...
Wasaaradda difaaca oo sheegtay in 70 katirsan Al-Shabaab lagu dilay gobolka Mudug
GAALKACYO - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa fuliyay hawlgal qorsheysan oo dhanka cirka ah, kaas oo lagu bartilmaameedsaday Al-Shabaab, xilli...
Wasiirka Cusub ee Amniga Maamulka Koonfur Galbeed oo la dhaariyay
BAYDHABO - Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayay Wasiirka cusub...















