Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Duqa Muqdisho oo Xarigga ka Jaray Mashruuca Biyo-Qabadka Warta Siigaale

Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray mashruuca istiraatiijiga...

Soomaaliya oo soo gaarey markab qodis shidaal ka sameynaya badda

Muqdisho — Markabka qodista shidaalka ee Çağrı Bey ayaa saaka soo gaaray xeebaha caasimadda, kadib markii uu ka soo shiraacday dalka Turkiga, sida ay...

Nin British ah oo lagu eedeeyay inuu hoggaamiyay weeraro Al-Shabaab

LONDON - Nin u dhashay dalka Ingiriiska ayaa lagu soo oogay dambiyo la xiriira inuu ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya....

Ciidanka Jubaland oo Qabtay Shixnad Ciidan ah oo Si Qarsoodi ah Lagu Soo Gelinayay...

Dhoobley, Jubada Hoose – Ciidanka Amniga ee Jubaland ayaa gacanta ku dhigay shixnad dirays ciidan ah oo si qarsoodi ah looga soo gudbinayay xadka,...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Kormeer Shaqo ku Tagay Degmada Baydhabo

Baydhabo – Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta maamulka degmada...

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Hoggaamiyaha KMGl ah ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku Guddoomiyay Shir...

Baydhaba - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane...

Midowga Afrika oo Daah-furay Wareegga 16-aad ee Golaha Nabadda iyo Ammaanka

Addis Ababa, Ethiopia – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, H.E. Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa si rasmi ah u daah-furay wareegga 16-aad ee Golaha Nabadda iyo...

Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay La Wareegtay Kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga Afrika

Muqdisho  – Soomaaliya ayaa taariikh cusub ka gashay fagaaraha diblomaasiyadda Afrika kadib markii ay si rasmi ah ula wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga...

Trump iyo Iran oo Gaaray Xabbad-joojin Ku-meel-gaar ah

Washigton/Tehran - Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa heshiis xabbad joojin ah oo laba toddobaad ah la galay Iran, wax ka yar laba saacadood ka...

Trump oo ku hanjabay burbur weyn haddii aan dib loo furin marin-biyoodka Hormuz

WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay in “xadaarad dhan ay caawa dhiman doonto” haddii aan heshiis lala gaarin Iran isla markaana...

WARAR KALE

Muslim World League chief meets Somali scholars to discuss extremism

MOGADISHU, Somalia — Muslim World League Secretary-General Sheikh Mohammed bin Abdulkarim Al-Issa has met senior Somali Islamic scholars in Mogadishu to discuss the role...

Somalia PM bids farewell to outgoing Turkish ambassador

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has held a farewell meeting with Turkey’s outgoing ambassador to Somalia, Alper Aktaş, thanking him...

Somalia Has Moved Beyond Clan-Based Power Sharing, Hassan Sheikh Says

MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud said Somalia has moved beyond the clan-based power-sharing system that has shaped the country’s politics for decades.   The...