Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay duqa magaaladda Baydhabo

Baydhabo, Abriil, 07, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Xildhibaanno iyo Guddoomiyaha Baydhabo

BAYDHABO - Hoggaamiyaha ku meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaanno ka tirsan...

Soomaaliya oo isu diyaarinaysa soo dhaweynta markabka qodista shidaalka ee Turkiga “Cagri Bey”

MUQDISHO - Waxaa si weyn u soo kordhaya dareenka farxadeed ee guud ahaan Soomaaliya, iyadoo dalka uu isu diyaarinayo soo dhaweynta markabka qodista shidaalka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo shir amni la yeeshay taliyaasha ciidamada ee ku sugan Koonfur Galbeed

Baydhabo - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo ku saabsan amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kaas...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Koonfur Galbeed waxay noqon doontaa maamulkii ugu horreeyay ee laga hirgeliyo...

Baydhabo – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...

Shabeelle TV oo Ku Guuleystay Telefiishanka Ugu Wanaagsan 2025 Abaalmarinta EASA

Nairobi, Kenya – Shabeelle TV ayaa loo magacaabay Telefiishanka ugu wanaagsan sanadka 2025, intii lagu guda jiray East African Somali Awards (EASA), taasoo ka...

Bangiga Adduunka oo Ka Fikiraya Joojinta Kaalmada Soomaaliya

Muqdisho – Warar diblumaasiyadeed ayaa muujinaya in Bangiga Adduunka uu ka cabsi qabo inuu jaro kabka miisaaniyadeed ee uu siiyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, haddii...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha CXDS oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka...

Baydhabo – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer...

Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya oo Duqeymo ka Fuliya Gobolka Baay

Baydhabo – Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa aroornimadii maanta fuliyay hawlgallo duqeymo ah oo ka dhacay deegaanka Gasarta, oo u dhexeeya...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqday fariisimaha ciidanka ee Baydhabo

MUQDISHO — Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqday qaar ka...

WARAR KALE

Muslim World League chief meets Somali scholars to discuss extremism

MOGADISHU, Somalia — Muslim World League Secretary-General Sheikh Mohammed bin Abdulkarim Al-Issa has met senior Somali Islamic scholars in Mogadishu to discuss the role...

Somalia PM bids farewell to outgoing Turkish ambassador

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has held a farewell meeting with Turkey’s outgoing ambassador to Somalia, Alper Aktaş, thanking him...

Somalia Has Moved Beyond Clan-Based Power Sharing, Hassan Sheikh Says

MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud said Somalia has moved beyond the clan-based power-sharing system that has shaped the country’s politics for decades.   The...