Guddiga doorashooyinka heer federaal oo soo saaray jadwal cusub
Guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa soo saaray jadwalka doorashada baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, kaas lagu kala cadeeyey goorta lasoo gabagabeynayo doorashada Aqalka...
Cali Guudlaawe oo Jowhar ku qaabilay madaxdii ka tegtay Beledweyne
Madaxweynaha maamul goboleedka HirShabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay Madaxweyne ku xigeenka maamulkaas iyo wafdi uu hogaaminayay oo maanta soo gaaray...
Ra’iisul wasaare Rooble oo 48 saac u qabtay agaasimaha hay’adda NISA
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si adag kaga hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo NISA ay shaacisay inay dileen xoogaga Al-Shabaab.
Rooble...
Puntland sends troops to fight Al-Shabaab in neighbouring state
Somalia's semi-autonomous region of Puntland said on Friday it had sent forces to the neighbouring region of Galmudug to help the military there push...
Farmaajo oo maamuus u sameeyey xulka ku guuleystay ciyaaraha Puntland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka munaasabad dhiirri-gelin iyo maamuus ah ugu sameeyey Xulka ku guulaystay Koobka Ciyaaraha Dowlad...
Xubno ka socda guddiga heer federaal ee doorashada oo gaaray Jowhar
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Guddiga doorashooyinka heer Federaal mudane Mowliid Mataan, ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad goboleedka Hirshabeelle.
Guddoomiye Mataan...
Wararkii ugu dambeeyey dhalinyaradii lagu afduubtay degmada Beledweyne
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxa ka socda dadaallo lagu doonayo in lagu sii daayo sedex dhalinyaro ah oo shalay laga afduubtay xaafadda...
UN urges urgent support to scale up life-saving assistance in Somalia
The UN humanitarian agency on Thursday called for sustained funding to enable aid agencies to scale up life-saving assistance in Somalia.
Adam Abdelmoula, Humanitarian Coordinator...
Faah faahino kasoo baxaya howl-gallo laga sameeyey magaalada Jowhar
Ciidamada amniga ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo amniga saaka waxa ay ka sameeyeen qeybo kamid ah xaafadaha magaalada Jowhar gaar ahaan Xaafadda Hanti-wadaag oo xalay...
Goodax Barre ‘Raalli-gelin deg-deg ah ha bixiso wasaaradda waxbarashada”
Wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre oo wareysi gaar ah siiyey Shabelle ayaa...














