Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali, AU forces arrest Shabab fighters in joint operation

Somali National Army (SNA) and African Union Mission (AMISOM) forces arrested several Shabab fighters in a joint operation in southern Somalia on...

Somaliland oo ciidamo kala dhex-dhigtay beelo dagaalamay

Maamulka gobolka Sool ayaa sheegay inay ciidamo xooggan ay geeyeen Ceelka Dhabar-Dalool ee degmada Xuddun oo ay dhawaanahan ku dagaalamayeen maleeshiyaad...

Siciid Deni oo cafis u fidiyey ku dhawaad 100 maxaabiis ah

Madaxweynaha dowlad goboleedka  Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 13 kuna saabsan Cafis Guud oo uu u fidiyey...

DF Soomaaliya oo agab caafimaad ku wareejisay Galmudug + Sawirro

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo guddiga la tacaalidda Covid 19 ee gobolka Mudug ayaa degmada Hobyo kula wareegay haamanka hawada siiya bukaanada Covid-19...

Dayniile oo xalay guul ka gaartay dhiggeeda degmada Kaxda

Tartamayaasha degmooyinka Dayniile iyo Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa xalay ku loolamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle, iyaga oo...

Sawirro: Galmudug iyo Puntland oo heshiis ku kala saxiixday Gaalkacyo

Kulan looga arrinsanayay dardar-gelinta xoojinta amniga iyo la dagaallanka Al-Shabaab oo muddooyinkii u dambeeyay ay si weyn isaga kaashanayeen dowlad gobaleedyada Galmudug...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Koongo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kinshaasa ee caasimadda dalka Koongo halkaas oo...

Madaxweyne Farmaajo oo safar ugu ambabaxay dalka dibaddiisa

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa goordhow ka duulay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, isaga oo u safray magaalada Kinshasa ee...

Askarigii rasaaseeyey gaariga Agaasimaha Shabelle oo la xiray

MUQDISHO, Soomaaliya - Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Qaroole ayaa caawa soo gaaray Xarunta Warbaahinta Shabelle, isaga oo muujiyey inuu...

Madaxweynaha JF Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geerida Prof Gaandi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka, qaraabada iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka...

WARAR KALE

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada Iran ee kaabayaasha tamarta dalalka Khaliijka

Muqdisho - Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa weerarrada ay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ku bartilmaameedsatay kaabayaasha tamarta muhiimka ah ee...

Soomaaliya oo New York ku soo bandhigtay dadaallada horumarinta haweenka

New York -  Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Bashiir Cumar Ibraahim iyo ku xigeenka safiirka Dowladda Sweden u...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo taageeray Koonfur Galbeed, baaqna u diray maamulada kale

Muqdisho, Soomaaliya – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay inuu la safan yahay maamulka Koonfur Galbeed, kadib khilaafka sii xoogeysanaya ee kala dhexeeya Dowladda Federaalka...