Midowga Afrika oo ku baaqay wadahadal lagu in xalliyo khilaafka u dhaxeeya ee Koonfur-Galbeed...
Addis Ababa - Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa si dhow ula socda xaaladaha ka taagan maamulka Koonfur-Galbeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
NISA oo shaacisay dilka horjoogayaal ka tirsanaa Al-Shabaab
Muqdisho - Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa shaacisay liiska horjoogayaal ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ee lagu dilay howl-gallo ay fuliyeen ciidanka...
Qaramada Midoobay oo ku baaqday wada hadal xiisadda u dhaxeysa Dowladda Federaalka iyo Koonfur...
Muqdisho - Howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ku baaqay in wada hadal lagu xalliyo xiisadaha siyaasadeed ee sii kordhaya ee u dhaxeeya Dowladda...
Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojiyay iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha buluugga
Muqdisho - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiska...
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay doorashadda maamulka Koonfur Galbeed
MUQDISHO - Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas oo dhab...
Soomaaliya oo Hirgelinaysa Nidaam Casri ah oo Lagu Diiwaangalinayo gaadiidka Bada
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socday Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda,...
Shariif Sheekh Axmed oo Hambalyo u Diray Hoggaanka Cusub ee Koonfur Galbeed
Muqdisho - Madaxweynihii hore ee dowladda kumeelgaarka ah ee Somaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa hambalyo u diray hoggaanka dib loo doortay ee Maamulka Koonfur...
Madaxweynihii Hore oo Laftagareen Ugu Hambalyeeyey Dib udoorashadiisa
Muqdisho - Madaxweynihii hore ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo iyo duco u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...
Laftagareen oo Mar Kale Loo Doortay Madaxweynaha Koonfur Galbeed
Baydhabo - Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa mar kale loo doortay hoggaanka dowlad-goboleedkaasi, kadib doorasho ka dhacday magaalada Baydhabo.
Laftagareen ayaa...
Farmaajo oo Soo Dhaweeyey Doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed
Muqdisho - Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si diirran u soo dhaweeyey doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee Maamulka Koonfur...















