Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Rooble oo kulan la yeeshay Madaxda Golaha Wada-tashiga Qaranka

Kulan fogaan arag ah oo ay caawa yeesheen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka uuna shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga wadahadlay dardargalinta...

Climate change and conflict threaten Somali herders

Ahmed Mohamud, an elderly pastoralist from Mudug region in north-central Somalia, has witnessed the devastations climate change has wrought in his ancestral village where...

Somali Police Force trained in community policing to counter extremism.

The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has commenced a week-long community policing training in Mogadishu, to boost the skills of the Somali Police...

Xaniifa oo la kulantay guddiga loo saaray xaqiijinta qoondada haweenka

Wasiirka wasaaradda haweenka XFS Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa maanta kulan gaar ah la qaadatay guddiga loo xil-saaray xaqiijinta qoondada haweenka iyo ku xigeenka...

Maxaa kasoo baxay kulankii Rooble & guddiga doorashada G/Waqooyi

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada labada gole ee Gobollada Waqooyi, ayaa sheegay in...

Golaha wakiilada Somaliland oo doortay guddoon cusub

Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta oo Isniin ah doortay guddoomiye, ku xigeenadiisa koowaad iyo labaad, kadib doorasho ka dhacday magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha cusub ee...

Soomaaliya oo gashay kalmaha ugu horreeya tartanka oradka

oomaaliya ayaa kamid noqotay 10-Wadan ee kaalmaha ugu horeya ka galay tartanka ciyaarta  oradada (Olympic) oo lagu qabatay Dalka Japan Cali idow Cali oo Soomaaliya...

RW Rooble oo la kulmayo guddiga doorashooyinka Gobollada Waqooyi

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu maanta xafiiskiisa kulan kula qaato xubnaha Guddiga Doorashooyinka Xildhibaanada Gobolada Waqooyi. Ra’iisul Wasaare...

Madaxweyne Siciid Deni oo loo diray dalab la xiriira doorashada Aqalka Sare

Guddiga maamulka doorashada heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa warqad codsi ah u diray Madaxwaynaha maamulkaasi Mudane Siciid Cabdullaahi Deni. Warqad kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha...

Al-Shabab militant kills 3 Kenyans in border town

Al-Shabab militants killed three Kenyans over the weekend in two separate terror attacks in northeastern Kenya's Mandera County, authorities confirmed on Monday. Rono Bunei, northeastern...

WARAR KALE

Farmaajo oo kulan la yeeshay Islaan Ciise Islaan Maxamed

Muqdisho – Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan salaan iyo is-xogwaraysi ah la qaatay Islaan Ciise Islaan Maxamed, oo...

Dowladda Soomaaliya oo mucaaradka ugu baaqday gogol wadatashi qaran

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyay Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Madasha Midnimo...

Somali President Hassan Sheikh Invites Opposition to National Talks on Federal Elections

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has invited opposition parties and other political stakeholders to attend national consultations in Mogadishu from November...