Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Rooble oo ka qeybgalay shirka caalamiga ah ee waxbarashada

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda oo ka mid ah Madaxda ka qeyb qaadaneysa shirka Caalamiga Waxbarashada ee London ayaa ka qeyb galay falanqeyn ku saabsan waxbarashada...

Barakac xoogan oo ka socda gobollada Amhara iyo Tigray ee Ethiopia

Ilaa 5 kun oo qaxooti Ethiopian ah ayaa la filayaa in maalmaha soo socda ay ka gudbaan xadka Sudan, sida uu sarkaal ka tirsan...

Puntland oo baaq u dirtay beelaha ku dagaalamaya Boocame

Puntland ayaa baaq nabadeed kasoo saartay dirirta labo maleeshiyo beeleed oo ku dagaalamay deegaannada Sanjabshe iyo aaga Saax-maygaag ee degmada Boocame ee gobolka Sool. Afhayeenka...

Senatoradii ugu horreeyey ee Aqalka Sare oo lagu doortay magaalada Kismaayo

Xubnihii ugu horreeyay ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay Jubaland iyadoo ay billaabatay doorashada Soomaaliya, kadib dhowr mar oo ay...

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay gobolka Hiiraan

Warar dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaa howl-gal qorsheysan oo saaka ciidamada Xoogga dalka ay ka fuliyeen duleedka degmada Buulo-Burte ee gobolka Hiiraan. Howl-galka...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulamo ka wada magaalada London

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Wasiirka Waxbarshada ayaa kulan la qaatay Alice Albright Maamulaha Guud ee Sanduuqa...

Waddada isku xirta Jabuuti iyo Itoobiya oo la xanibay + sababta

Madaxweynaha Gobolka Soomaalida Ethiopia Mustafa Muxumad Cumar ayaa sheegay in la xanibay waddo muhiim ah iyo qad tareen ganacsi oo halbowle ah, oo isku...

DF Soomaaliya oo shaacisay kiisas la xiriira cudurka Covid-19

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay in Feyruska Karoona ay...

Somalia’s Jubbaland state to elect senators on Thursday

Somalia's Jubbaland state will finally vote for senators on Thursday, a process which will kick-start the twice-delayed electoral season in the country. The decision came after Jubbaland...

Ethiopia’s Somali region says town attacked, amid new local flare ups

The local government in Ethiopia’s Somali region said on Tuesday militia from the neighbouring region of Afar had attacked and looted a town, the...

WARAR KALE

Farmaajo oo kulan la yeeshay Islaan Ciise Islaan Maxamed

Muqdisho – Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan salaan iyo is-xogwaraysi ah la qaatay Islaan Ciise Islaan Maxamed, oo...

Dowladda Soomaaliya oo mucaaradka ugu baaqday gogol wadatashi qaran

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyay Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Madasha Midnimo...

Somali President Hassan Sheikh Invites Opposition to National Talks on Federal Elections

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has invited opposition parties and other political stakeholders to attend national consultations in Mogadishu from November...