Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo doortay Gudoomiye rasmi ah

BAYDHABO - Dr Cali Saciid Fiqi ayaa ku guuleystay in mar kale Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Koonfur-galbeed kadib doorasho ka dhacday Baydhabo.   Dr. Cali Siciid Fiqi...

Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo doortay Gudoomiye KMG ah

BAYDHABO - Xasan Cabdi Nuur Aalbaro ayaa loo doortay Godoomiyaha Kumeel gaaarka ah ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed.   Xildhibaanada Baarlamanaka 3aad ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Booqday Dhaawacyada Ciidamada Uganda iyo Dad Rayid ah

Muqdisho - Wasiirka Gaashaandhigga ee Somalia, Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday qaar ka mid ah ciidamada Uganda ee ku dhaawacmay hawlgallada AUSSOM, kuwaas oo...

Koonfur Galbeed oo Shaacisay Liiska Xildhibaannada Maamulkaasi

Baydhabo - Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay liiska xildhibaannada Baarlamaanka 3-aad ee dowlad-goboleedkaasi, iyadoo tallaabadan ay dhalisay muran siyaasadeed...

Wasiirka Shaqada Soomaaliya oo Ka Qeyb Galay Shir Heer Gobol ah oo Ka Dhacay...

Uganda - Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Alio Ibro, ayaa ka qeyb galay Shirka Madasha 7-aad...

Mas’uuliyiin Sare oo Kormeer Dhiirigelin ah Ku Gaaray Furimaha Hore ee Koonfur Galbeed

Baydhabo – Mas’uuliyiin sare oo ay ugu horreeyaan Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Mursal, Xildhibaan Xasan Cabdinur iyo Xildhibaan Aadan Saransoor ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo Ka Qayb Galay Shirka lagu qabtay Talyaaniga

Rome – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa magaalada Rome ee dalka Italy kaga qayb galay shirka African...

Israa’iil oo sheegtay in Gantaallada Iiraan ay Awood U Leeyihiin Inay Gaaraan Bariga Afrika

NAIROBI - Israel ayaa sheegtay in Iran ay leedahay awood gantaallo oo gaari karta qaybo ka mid ah Bariga Afrika, oo ay ku jiraan...

Barnaamijka “Garnaqsi” oo Lagu Falanqeeyay Kutakrifalka Awoodda Dowladnimada iyo Kaalinta Mucaaradka

Muqdisho – Barnaamijka “Garnaqsi” ee warbaahinta Shabelle Media Network, oo lagu qabtay xarunta warbaahinta Shabelle, ayaa waxaa ka qeyb galay dhalinyaro iyo xubno ka...

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo AUSSOM oo Howlgal Ka Fuliyay Deegaanka Mubaarak

Muqdisho – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), oo kaashanaya ciidamada Uganda ee howlgalka African Union Support and Stabilization Mission in Somalia, ayaa jab culus...

WARAR KALE

Muslim World League chief meets Somali scholars to discuss extremism

MOGADISHU, Somalia — Muslim World League Secretary-General Sheikh Mohammed bin Abdulkarim Al-Issa has met senior Somali Islamic scholars in Mogadishu to discuss the role...

Somalia PM bids farewell to outgoing Turkish ambassador

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has held a farewell meeting with Turkey’s outgoing ambassador to Somalia, Alper Aktaş, thanking him...

Somalia Has Moved Beyond Clan-Based Power Sharing, Hassan Sheikh Says

MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud said Somalia has moved beyond the clan-based power-sharing system that has shaped the country’s politics for decades.   The...