Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ugu yaraan 9 qof oo ku dhintay, 45 kalena la la’yahay kadib doon ku...

JABUUTI - Ugu yaraan sagaal qof ayaa dhintay halka 45 kalena la la’yahay kadib markii doon ku degtay xeebaha dalka Jabuuti, sida ay sheegtay...

NISA oo howlgal lagu dilay horjoogeyaal ka tirsan Al-Shabaab ka fulisay Jilib iyo Shabeellaha...

Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo lagu dilay laba horjooge oo sare...

Koonfur Galbeed oo shaaciyay jadwalka soo xulista xildhibaannada iyo doorashada guddoonka Baarlamaanka

Baydhabo – Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha ee ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka soo xulista xildhibaannada cusub iyo qabashada doorashada...

Farmaajo oo ka hadlay xayiraadda lagu soo rogay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mohamed Abdullahi Farmaajo, ayaa si kulul uga hadlay xayiraadda iyo tallaabada lagu qaaday taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta...

Uganda: “Hadii Israa’iil la jebiyo, dagaalka ayaan soo galaynaa annagoo la jirna”

KAMPALA - Taliyaha Ciidamada Difaaca ee dalka Uganda, Jeneraal Muhoozi, ayaa sheegay in inkastoo dalkiisu uu doonayo in la soo afjaro colaadda Bariga Dhexe,...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Xilalka ka Qaaday Wasiiro ka tirsanaa Xukuumada

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Ismaaciil Shire...

Masar oo riixeysa wada-xaajood si loo joojiyo xiisadda Iran iyo Maraykanka

Cairo - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Egypt, Badr Abdelatty, ayaa sheegay in dalkiisa uu sii xoojinayo dadaallada dhexdhexaadinta ee u dhexeeya Iran iyo Mareykanka,...

Mas’uuliyiin tirsan dowlada oo booqday Taliyihii hore ee Asluubta

Muqdisho - Wasiirka Cadaaladda Xasan Macalin iyo Taliyaha loosoo magacaabay Taliska Asluubta Gen Xaamud ayaa goordhow gurigiisa ku booqday Taliyaha Xabsi guriga ah Gen...

Kenya oo Dishay Laba Ka Tirsan al-Shabab Weerar Ka Dhacay Xadka Soomaaliya

NAIROBI - Ciidamada ammaanka ee Kenya ayaa dilay laba qof oo looga shakiyay inay ka tirsanaayeen kooxda al-Shabab, halka ay dhaawaceen tiro kale oo...

Iran oo ku baaqday isbahaysi amni oo cusub oo Bariga Dhexe ah

Tehran- Iran ayaa ku baaqday in dalalka Bariga Dhexe ay sameystaan isbahaysi cusub oo amni iyo militari, kaas oo ka madax bannaan Mareykanka iyo...

WARAR KALE

Muslim World League chief meets Somali scholars to discuss extremism

MOGADISHU, Somalia — Muslim World League Secretary-General Sheikh Mohammed bin Abdulkarim Al-Issa has met senior Somali Islamic scholars in Mogadishu to discuss the role...

Somalia PM bids farewell to outgoing Turkish ambassador

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has held a farewell meeting with Turkey’s outgoing ambassador to Somalia, Alper Aktaş, thanking him...

Somalia Has Moved Beyond Clan-Based Power Sharing, Hassan Sheikh Says

MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud said Somalia has moved beyond the clan-based power-sharing system that has shaped the country’s politics for decades.   The...