Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Faah faahino ka soo baxaya howl-gallada ka socda Kismaayo

Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in weli ciidamada Jubbaland ay howl-gallo ka wadaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolkaasi. Howl-gallada ayaa daba...

Beesha caalamka oo war cusub kasoo saartay doorashooyinka Soomaaliya

Xubnaha beesha caalamka ayaa war cusub kasoo saaray doorashooyinka Soomaaliya, iyaga oo marka hore soo dhoweeyey hanaanka ay ku bilaabatay doorashada Golaha Aqalka Sare. Beesha...

Bomb hits bus carrying soccer team in Somalia

Several players are feared dead after a bomb struck a bus carrying a soccer team in Somalia on Friday afternoon. The bus was ripped through...

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Kismaayo

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax galabta ka dhacay gudaha magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Qaraxa...

Faah faahino kasoo baxaya khasaaraha dagaal ka dhacay gobolka Hiiraan

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo aad u qaraar oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogaga Al-shabaab ku dhexmaray deegaano hoos yimaada degmada...

Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo Khudbad ka jeediyay Shirka Ganacsiga ee Beijing

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa shirkaasi looga hadlayay horumarinta ganacsiga Digitel-ka ah oo ay soo Abaabushay Kulanka caalamiga ah...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo London kula kulmay dhiggiisa UK

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa London kula kulmay dhigiisa dalka Britain Boris Johnson, oo ay ka wada hadleen xoojinta...

Xijaar oo xil ka qaadis ku sameeyey taliyihii saldhigga magaalada Jowhar

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan maxamed Xijaar ayaa xilkii ka qaaday saldhiga Booliska degmada jowhar Dhamme Maxamed Siyaad Cali canjeex. Wareegto kasoo baxday Xafiska...

Axmed Madoobe oo la kulmay Senatoradii lagu doortay magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xalay Aqalka martida casho sharaf ugu sameeyay Gudiyada hirgelinta Doorashooyinka ee kala duwan, guddoonka Baarlamaanka...

Gen Kibochi: KDF not ready to leave Somalia, events in Ethiopia worrying

Kenyan troops will not leave Somalia any time soon, Chief of Defence Forces General Robert Kibochi has said. In an interview with KBC, Kibochi said...

WARAR KALE

Ciidanka Danab iyo Mareykanka oo duqeyn cirka ah ka fuliyey gobolka Baay

Leego, Bay - Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyagoo kaashanaya saaxiibada dowladda Mareykanka, ayaa xalay duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyey deegaanno...

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Waqooyiga Yurub iyo Afrika ee...

Oslo, Norway – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika, kaas oo ka dhacay...

Safaaradda Jabuuti oo ka hadashay weerarkii ka dhacay garoonka diyaaradaha Beledweyne

Muqdisho – Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay xiisaddii iyo weerarkii duhurnimadii 19-kii Nofeembar ka dhacay meel u dhow...